Heestii Midigtaada ii dhiib iyo xidigada reer Norway Ayaan Tromso oo muuqaalkeedii soo baxay idiin haynaa, waxaana heestan ereyadeeda sameeyay Abw Ciiro, halka uu ka laxameeyay Jooqle Shire, waxaa Musiga dhiiga iyo dhuuxa ku dhaqaajinaya tumay Bashiir Hanuuniye.
Midigtaada ii dhiib waxa ay kamid tahay heesaha sida aadka ah looga dhageystay shabakadan caalamiga ah ee Deeyoo.com qeybteeda Musiga, waxaana idiin balan qaadeynaa mar walba inaan idiin soo tabino heesaha maqalka iyo muuqaalka ah ee laga soo saaro dunida dacaldeeda iyo meel walba oo ay Soomaalidu degto,
Deeyoo Music 2012.








Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e