Fanaanada aadka looga daba dhacay sanadkan ee reer Norway Ayaan Tromso ayaa soo saartay Muuqaal qurxoon iyo hees is wata oo ay ku duubtay magaalada Muqdisho, waxaana heesta magaceeda la yiraahdaa QALBI LULA waa nooca dhaantada cusub ama New Dhaanto.
Heestan waxaa soo daayay ama soo diyaariyay TV-ga caalamiga ah Universal Tv qeybtiisa ama xaruntiisa Muqdisho, waxaa ereyada iyo laxanka heestan iska leh Legend Abdalla Y Hanuuniye, halka uu Musiga ka saaray Bashiir Hanuuniye ee daawasho wanaagsan saaxiibayaal.
Deeyoo Music 2012








Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
Hees aad u macaan oo shirib ah iyo fanaanka codka macaan ee reer swiss omar shar
Tobankii 10 hees ee ugu danbeeyay ee aan kasii deyno deeyoo music ku dhageyso mo
Cadaay iyo junyarka qaranka norwey oo soo gaaray semifinaalaha qaramada yurub iy
Hooyoy macaaney, allow jannada ku geey,,, best hooyo song 2013, jooqle shire new
Daadooy,, hees banaadiri ah oo hadana talantaali ah iyo weliba daadis, fanaaniin