Xubinteena maanta ee Muuqaalka Maanta waxaa inoo sharaxan mid kamid ah Xidigaha sida qoraxda uga soo iftiimay dalka Norway gaar ahaan caasimada Oslo, waa Idil Barkhad Omar.
Idil Barkhad oo dadka qaar u qaataan inay tahay fanaanad cusub oo hada masraxa soo kortay, balse aan u cadeyneyno inay fanka kusoo jirtay muddo 10 sano ah balse ay xilliyadii ugu danbeeyay gashay nasasho ay sababtay arimo u gaar ah fanaanadan Idil.
Hadaba heestani waa tii 2aad muddo isbuuc gudihiis ah oo muuqaalkeedu soo baxay, BEER DUMAR oo ah magaca heestan waxaa ereyada sameeyay Abdi Masta, halka uu ka laxameeyay Fanaanka weyn ee Hassan Aadan Samatar, dhanka Musigana waa Bashiir Hanuuniye.
Ugu danbeyn Muuqaalkan Qurxoon waa Haataf Studio oo xaruntiisu tahay Oslo, Norway waxaan leenahay Hambalyo sida uu ugu hagar baxo dhamaan fanaaniintii uu heesaha u sameyay iyo weliba muuqaalda kala daran ee uu soo saaray xilliyadii ugu danbeeyay gaae ahaan sanadkan 2012ka oo aan dhihi karno waxa uu kamid yahay halyeeyadii u kacay fankeena horumarkiisa.
Daawasho Wanaagsan.
Deeyoo Music 2012








Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d