HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Arsenal Oo Saddex Daqiiqo Lagu Kala Baxay,man City Oo La Hakiyay Iyo Kulamada Kale Ee Horyalka Ingiriska.
2012-12-01 21:16:51

Horyaalka Ingiriiska  Man city ayaa ku guul daraysatay inay badiso si ugu yaraan labo saacadood ay hogaanka horyaalka ingiriiska qabato iyadoo kooxda Man utd ciyaarteeda xili dambe ay soo galayso..


Kooxda Man city ayaa kulankeedii manta waxay ku dhamaysatay bar baro 1-1 ah iyadoo haatan dhibco ahaan la wadaagto kooxda Man utd oo ay wada leeyihiin min 33 dhibcood inkastoo ay kooxda Man utd ay u harsan tahay ciyaar ay caawa la ciyaarayso Reading.


Inkastoo goolka ay la hormartay kooxda Everton ayaa waxa u dhaliyay Ciyaaryahankooda Fellaini laakin Man city ayaa waxaa rigoore ugu soo bar bareeyay weraryahanka wadanka Argentina Carlos Teves.


Man city ayaa ciyaartaan waxaa ka dhaawacmay xidigooda Aleksandar Kolarov oo qaska dhaawac ka gaaray waxana naadiga Manchester city ay heshay fursado laakin waqtigii loogu talo galay waxay kuso dhamatay 1-1.


Arsenal vs Swansea.


Naadiga Arsenal ayaa looga badiyay garoonkeeda Emirates ee magaalada London kadib markii ay marti galisay kooxda kaso socdaashay gobolka Wales  waxaana Arsenal looga badiyay 2-0.


Goolasha laga dhaliyay Arsenal ayaa yimid daqiiqadihii ugu dambeeyay ciyaarta waxaana ka dhaliyay Ciyaaryahanka Michu uu saddex daqiiqo gudahood ka dhaliyay labada gool.


Kooxda Arsenal ayaa  dhawaanahan waxay la kulmaysay natiijooyin aan wanagsanayn iyadoo labadii kulan ee ugu dambeeyay bar baro ku dhamaysanaysay.


ciyaryahan Michu ayay Swansea kusoo iibsatay 2 milyan oo gini isagoo horyaalka haatan soconaya dhaliyay 11 gool oo ay ku jiraan kuwa uu caawa ka dhaliyay Arsenal.


Laacibkaan Michu Wuxu u dhashtay dalka Spain wuxuuna ka jajabiyay Arsenal iyo Taageerayasheedii daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta.


Fulham vs Tottenham.


Naadiga Tottenham ayaa guul ka gaartay kulankii Fulham ay la ciyaartay waxayna ku badisay 3-0 iyadoo sii xoojinayso rajadeeda ka qeyb galka koobka horyaalada yurub ee xilliga soo aadan.


Taageerayasha kooxda Fulham ayaa si aad ah ugu buuqayay marka uu kubadda qabsado xidigoodii hore Clin Demprey  oo dib ugu laabtay garoonka Craven Cottage  isagoo mid kamid ah goolasha kulankaan uu isaga ka shaqeeyay oo u baasay xidiga Defoe.


Liverpool vs Southampton.


Naadiga Liverpool ayaa guul gaartay kulankii Maanta ay ciyaartay kadib todobaadkii lasoo dhaafay ay guul daro la kulantay.


Daafaca Liverpool Daniel Agger ayaa dhaliyay goolka kaliya ay Liverpool kaga badisay Southampton waxaana uu yimid kadib markii baas wanaagsan uu ka hellay Johnson.


Kulan kale oo dhexmaray kooxaha QPR iyo Aston Villa ayaa waxa uu ku dhamaaday 1-1 oo ay isku mari waayeen labada koox iyadoo Tababaraha cusub ee QPR Harry Redknapp uu guul gaari la’yahay iyadoo QPR laga badiyay todobaadkii hore oo ay Man utd ka badisay.


Kooxda West Brom ayaa garoonkeeda looga badiyay kadib markii ay marti galisay kooxda Stoke waxaana looga badiyay 1-0.


Latest News Fanaanadeena weyn ee reer norway nasteexo indho ayaa soo saartey hees aad u qiim
2015-03-25 00:47:47
Fatima haryan xidigta holland ayaa soo af jartey silsilad faneedkii wadada ku qu
2015-03-25 00:24:05
Boqorka shiribka hussein nuuriyow ayaa soo saarey jawaabtii ugu danbeysay ee hee
2015-03-23 02:21:12
Fanaankeena reer norway feysal dheere ayaa usoo jawaabey sabriina muuse iyo farx
2015-03-23 00:03:18
Fanaan dhalinyar oo reer uk ah ayaa soo saarey hees aad u macaan oo weliba wadat
2015-03-19 11:45:56
Xidig faneedka reer uk sabriina muuse ayaa jawaab kulul indhaha kala baxdey fana
2015-03-14 14:10:44
Hees ay hada soo saartey fanaanada weyn rahma rose ayaa waxa soo baxaya in heest
2015-03-13 20:53:39
Madaafiicdii lagu garaacayay rag xumayaasha oo halkii kasii socda iyo princess h
2015-03-13 10:49:48
Fanaanada weyn boqorada codka farxiya fiska ayaa soo saartey hees la yaab leh oo
2015-03-07 15:30:55
Xidig la yaab leh oo kasoo shaac baxdey muqdisho hanaan washington ayaa soo saar
2015-03-05 23:59:49
Arimaha Bulshada Fanaanadeena weyn ee reer norway nasteexo indho ayaa soo saartey hees aad u qiim
2015-03-25 00:47:47
Fatima haryan xidigta holland ayaa soo af jartey silsilad faneedkii wadada ku qu
2015-03-25 00:24:05
Boqorka shiribka hussein nuuriyow ayaa soo saarey jawaabtii ugu danbeysay ee hee
2015-03-23 02:21:12
Fanaankeena reer norway feysal dheere ayaa usoo jawaabey sabriina muuse iyo farx
2015-03-23 00:03:18
Fanaan dhalinyar oo reer uk ah ayaa soo saarey hees aad u macaan oo weliba wadat
2015-03-19 11:45:56