HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Waxaan Maanta Idiin Haynaa Liiska 10ka Macalin Ama Tababare Ee Ugu Mashaharka Badan Kubada Cagta Aduunka.
2012-11-29 13:09:50

 

Waxaan idiin haynaa xubin yar oo ka hadleysa sida ay ugu kala horeeyaan 10ka tababare ee ugu lacagta ama mushaharka badan aduunka oo rintii qaata ama shaqeysta lacag aad u fara badan.


Liiska waxaa ugu horeeya macalinka loo yaqaano Special One waa Mourinho oo leyliya kooxda weyn ee Real Madrid, waxaana uu ku muteystay guulihii uu la soo qaatay kooxihii uu soo tababaray sida Porto, Chelsea iyo Inter oo uu gaarsiiyay guulo la taaban karo.


Waxaa ugu danbeeya liiskan macalinka kooxda maal qabeenka ah ee Manchester City Mr Mancini oo hada haysta horyaalka Ingiriiska oo uu dirqi uga qaaday Macalin Ferguson oo leyliya Manchester City.


Liiska oo buuxa ka akhriso halkan hoose.

 

 

1. Jose Mourinho (Real Madrid €15.3m)

2. Carlo Ancelotti (PSG €13.5m)

3. Marcello Lippi (Guangzhou Evergrande €10m)

4. Alex Ferguson (Manchester United €9.4m)

5. Arsene Wenger (Arsenal €9.3m)

6. Guus Hiddink (Anzhi €8.3m)

7. Fabio Capello (Russia €7.8m)

8. Tito Vilanova (Barcelona €7m)

9. Jose’ Antonio Camacho (China €5.9m),

10.Roberto Mancini (Manchester City €5.9m)

 

Deeyoosport.com

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30