
Xubinteena maanta ee Muuqaalka Maanta waxaan kusoo qaadaneynaa fanaanada caan baxday ee Farxiya Fiska iyo dhowr hees oo ah muuqaalo dhawaan laga qabtay iyada oo ka qeyb galeysa bandhig faneed ka dhacay magaalada Øpndon ee caro Ingiriis.
Heesaha aan idiin soo bandhigeyno waa 4 hees oo kamid ah kuweeda loogu jecelyahay oo aad looga daba dhacay markii ay soo saartay Farxiya Fiska, hadaba nala daawada heesahan macaan oo aan gubo inaad ka heli doontaan.
Muuqaalka Maanta.
Fanaanada Farxiya Fiska
Deeyoo Music 2012.
Heesta Gorgor
Heesta Kala Mudan
*****
Heesta Ixtiraam
*****
Heesta Dhag Dheg ama Dhamac Jaceyl.
Deeyoo Music 2012.








Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
Hees aad u macaan oo shirib ah iyo fanaanka codka macaan ee reer swiss omar shar
Tobankii 10 hees ee ugu danbeeyay ee aan kasii deyno deeyoo music ku dhageyso mo
Cadaay iyo junyarka qaranka norwey oo soo gaaray semifinaalaha qaramada yurub iy
Hooyoy macaaney, allow jannada ku geey,,, best hooyo song 2013, jooqle shire new
Daadooy,, hees banaadiri ah oo hadana talantaali ah iyo weliba daadis, fanaaniin