HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Ayeeyo 58 Jir Ah Oo Uur Lix Bilood Ah Yaabka Aduunka Bal Akhriso Warkan
2012-11-20 18:46:58

Haweenay lagu magacaabo Cathy Donnelly oo 58 jir ah ayaa leh uur lix bilood ah iyadoo ah qof da’ah.
Ayeeyo Cathy Donnelly ayaa sheegtay inay goor hore qaaday uur isla markasna ay rajeenayso inay dhasho bilaha soo aadan.
Haweenaydaan Cathy Donnelly ayaa gabar ay dhashay oo lagu magacaabo Shannon aysan haysan wax caruur ah iyadoo dhibaato dhanka kaadi haysta aha y jirto.
Haweenaydaan  Cathy Donnelly ayaa qirtay inaysan ka war hayn sida ay dareemi doonto marka ay dhasho canug.
Ayeeyo Cathy Donnelly ayaa labo sanno waxaa kaga harsan da’da 60 jirka ah waxaana uurkaan uu yahay mid kamid ah mucjisooyinka Rabaaniga ah ee adduunka lagu arko.
Dad badan ayaa la yaabay haweenaydaan 58 jir ah ay Qaado Uur iyadoo ilaahay wuxuu rabo uu awooddo.
Cathy Donnelly ayaa uurkaan wuxuu u noqonayaa kii 7-aad oo ay qaado iyadoo horey u soo dhashay 6 canug.
Gabar ay dhashay Ayeeyada 58 jir Cathy Donnelly ee lagu magacaabo Shannon Fischer iyo ninkeeda Jamie ayaa muddo labo sanno ah ku dadaalayay inay soo hagaagto dhibaato gabadha Shannon Fischer ka haysato dhanka Kaadi Haysta oo ay ka xanuunsanayso.
Cathy Donnelly ayaa ah Hooyo ay haatan u joogaan saddex caruur ah inkastoo ay horey u qaaday 6 uur hadana 3 ayaa ka dhimatay waxaa kaloo ay Mrs Cathy Donnelly ay ayeeyo u tahay lix carruur ah waxaana ay sheegtay inay u niyeesanayso cannuga caloosha ay ku wado gabadheeda oo dhali waysay dhibna ka haysto dhanka kaadi haysta oo daris la ah Minka haweenka uurka ku qaadaan.
Cathy Donnelly ayaa ku nool Deegaanka Ontario ee dalka Canada laakin waxay ka timid magaalada London ee dalka ingiriiska.
Dhaqtarka qalliinka ku takhasuusay ee lagu magacaabo Michael Murray oo ka howl gala xarunta Northern California Fertility Medical center ayaa sheegay in nolosha 9-ka bilood ee Ayeeyada 58 jirka ah eel eh carruurta  ay noqonayso mid ka duwan nolosheedii caadiga ah.
Sidoo kale dhaqtarka wuxuu sheegay in haweenka da’dooda kor u dhaafa 45 sanno ay inta badan dhalin iyadoo aan helin caafimaad ay ku dhalaan
“haweenka Da’ahaan dhaafa 45 sanno jirka ee uurka qaada waxay la kulmaan dhibaatooyin caafimaad oo ah in dhiiga kor u kaco,inay ku dhacdo cudurka Sokorta ama carruurta ay soo ridaan iyadoo mudo yar ay u harsan tahay xilliga ay dhali lahayd ayuu yiri Dr Murray oo ku takhasuusay Qallinka Haweenka.
“markii dhaqtarka aaan tagay oo baaritaan uu igu sameeyay ayaa gurigeega soo aaday kadib ayaa taleefan u diray oo aan weydiiyay natiijada baaritaankeega wuxuuna ii sheegay inaan uur leeyahay waa ooyay oo aan ilmeeyay dadkii ii dhawaa waxay moodeen ama ay u maleeyeen in qof ii dhow uu dhintay ama uu geeriyooday ayay tiri AYeeyo Cathy Donnelly.
Waxay intaas ku dartay Cathy Donnelly inay haatan ka wal walsanayn dhaq dhaqaaqa carruuta laakin ay ka naxsan tahay marka ay dhali doonto.

Cathy Donnelly ayaa ku nool Deegaanka Ontario ee dalka Canada laakin

waxay ka timid magaalada London ee dalka ingiriiska.

Dhaqtarka qalliinka ku takhasuusay ee lagu magacaabo Michael Murray oo ka howl gala xarunta Northern California Fertility Medical center ayaa sheegay in nolosha 9-ka bilood ee Ayeeyada 58 jirka ah eel eh carruurta  ay noqonayso mid ka duwan nolosheedii caadiga ah.

Sidoo kale dhaqtarka wuxuu sheegay in haweenka da’dooda kor u dhaafa 45 sanno ay inta badan dhalin iyadoo aan helin caafimaad ay ku dhalaan
“haweenka Da’ahaan dhaafa 45 sanno jirka ee uurka qaada waxay la kulmaan dhibaatooyin caafimaad oo ah in dhiiga kor u kaco,inay ku dhacdo cudurka Sokorta ama carruurta ay soo ridaan iyadoo mudo yar ay u harsan tahay xilliga ay dhali lahayd ayuu yiri Dr Murray oo ku takhasuusay Qallinka Haweenka.

“markii dhaqtarka aaan tagay oo baaritaan uu igu sameeyay ayaa gurigeega soo aaday kadib ayaa taleefan u diray oo aan weydiiyay natiijada baaritaankeega wuxuuna ii sheegay inaan uur leeyahay waa ooyay oo aan ilmeeyay dadkii ii dhawaa waxay moodeen ama ay u maleeyeen in qof ii dhow uu dhintay ama uu geeriyooday ayay tiri AYeeyo Cathy Donnelly.

Waxay intaas ku dartay Cathy Donnelly inay haatan ka wal walsanayn dhaq dhaqaaqa carruuta laakin ay ka naxsan tahay marka ay dhali doonto.

Latest News Farxiya fiska fanaanadeena codka dahabiga ah ayaa soo saartay hees aroos ah oo a
2014-09-14 20:47:53
True love song video mustafe karama oo hees jaceyl ah u qaaday gacalisadiisa wel
2014-09-13 18:57:24
Tahniyad iyo hambalyo loo dirayo arooska iyo aroosada mohamed abdullahi abshir i
2014-09-13 01:25:24
Fadeexadii facebook waa film somali cajiib ah oo laga sameeyay nolosha somalida
2014-09-13 00:54:41
Suuban iyo samow waa hees muuqaal aad u macaan weliba ah maay oo ay wada qaadaya
2014-09-12 12:29:18
Muuqaalka heestii jiririco iyo xidigaha north america hodan abdirahman iyo abdia
2014-09-12 11:47:04
Heestii la wada sugayay ee moonlight iyo fanaanka haaruun sheekhey new king of s
2014-09-11 09:31:39
Heestii hooyo iyo xidigta rer swiss mandeq nuur oo muuqaal ah nala daawo.
2014-09-09 12:37:52
Xidig faneedka kooxda walaalaha addis abdirisak raasta ayaa soo saaray hees iyo
2014-09-07 21:11:41
Fanaanada caan baxday farxiya kabayare oo noqotay fanaanad u hagar baxday walaal
2014-09-07 14:09:16
Arimaha Bulshada Farxiya fiska fanaanadeena codka dahabiga ah ayaa soo saartay hees aroos ah oo a