HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Hambalyo !!! Hambalyo !!! Hambalyo !!! Farxiya Kabayare & Xaajigeeda Farxaan Akhyaar Oo Aqal Galay. Fiirso Heesihii Xaflada Arooska.
2012-11-17 18:29:11

 

Dhamaan maamulka shabakada Deeyoo.com waxa ay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Fanaanada caanka ah farxiya kabayare iyo Farxaan Akhyaar oo dhawaan ku aqal galay dalka Mareykanka ee Waqooyiga Amerika.


Arooskan oo aan muddo sugeynay isla markaana qabanqaabadiisu socotay bilihii lasoo dhaafay ayaa ugu danbeyn u dhacay sidii loogu tala galay oo uu qorshuhu ahaa, waxaana kasoo qeyb galay marti sharaf aad u fara badan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool dalkaas Mareykanka iyo weliba marti ka timid meelo ka baxsan dalkaas.


Hadaba anagoo ka faaiideysaneyna fursadaan ayaan leenahay Farxiyo iyo Farxaan noqda kuwii isku waara, ubad kheyr qaba oo lagu nastana kala hela aamiin, aamiin, aamiin.


Waxaa sidoo kale Hambalyo leenahay dhamaan dadkii soo qabanqaabiyay gaar ahaan fanaaniinta, abwaanada, musikiistaasha ku nool dalkaas Mareykanka oo muujiyay wax aan horey loo arag iyo sida ay u garab istaagaan walaashood, iyaga oo muujiyay dhaqan ka duwan kii aan inta badan ka maqli jirnay fanaaniinta oo ahaa, kala daadsanaan, is xaqiraad, kali ahaan iwm.


Anaga oo aan dheheyn hebel iyo hebel balse u isticmaaleyna si jamac ah oo ah habka ay muujiyaan fanaaninta reer Mareykan, waxaad noqoteen tusaale fiican oo furo u noqon doona fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku jira xilligan adag, anagoo ka dharagsan wadajirkii fanaaniintii hore inta aanu dalkeenu burburin.


Waxaan fursad idiin siineynaa inaan bogan idinkugu soo aruurino dhamaan heesihii ay ugu tala galeen fanaaniintan walaashood Farxiya iyo walaalkood Farxaan, anaga oo isku dayeyna inaan helno hees walba iyo fanaankii ka qaaday farxiya horteeda, waxaana mahada muuqaalada heesahan iska leh Ahmed Ugaaska iyo Somali Vip.

 

Heesta: Saaxiibtey Rumaad iyo Dalmar Yare.

 

*****

 

Heesta: Arooska iyo Ahmed Rasta.

 

*****

 

Heesta: Galbis iyo Hodan Abdirahman.

 

*****

 

Heesta:Guur iyo Abdiasis Iskilaji.

 

*****

 

Heesta: Damaashaad iyo Mohamed Aalta.

 

*****

 

Heesta: Ladan iyo Mahad Indha Deero.

 

Latest News Boqorada codka farxiya fiska ayaa soo saartay hees ay ku dhiiri gelineyso barnaa
2014-07-30 23:30:44
Universal tv oo u muuqda mid looga adkaanayo tartankii somali tv ayaa dabaaldaga
2014-07-30 20:11:40
Habeenkii ciida iyo dubai oo aan idinkaga hayno heeso muuqaal ah xidig faneedka
2014-07-30 20:00:25
Full video habeenka ciida sntv sweden iyo wariye abdirahman hudeyfi nala daawada
2014-07-30 19:42:02
Full video habeenki ciida sntv holland oo ay ka heeseen fanaaniin qaali ah iyo w
2014-07-30 19:36:57
Full video habeenki ciida sntv iyo xidigaha geeska halkan nagala daawo barnaamij
2014-07-30 19:29:01
Full video habenki ciida iyo horn cable tv oo ay daadihineysa wariyada qaaliga a
2014-07-30 19:13:40
Xidigta cusub ee usoo baxday fankeena farah kaftan oo reer holland ah ayaanu idi
2014-07-28 22:31:10
Xidig faneedka reer sweden idil cadow iyo muuqaal cusub heesteedii wehel oo hada
2014-07-28 20:32:14
Heestii caan baxday safar iyo iidle yare waa muuqaal la yaab leh oo lagu xasuusa
2014-07-28 19:36:19
Arimaha Bulshada Boqorada codka farxiya fiska ayaa soo saartay hees ay ku dhiiri gelineyso barnaa
2014-07-30 23:30:44
Universal tv oo u muuqda mid looga adkaanayo tartankii somali tv ayaa dabaaldaga
2014-07-30 20:11:40
Habeenkii ciida iyo dubai oo aan idinkaga hayno heeso muuqaal ah xidig faneedka
2014-07-30 20:00:25
Full video habeenka ciida sntv sweden iyo wariye abdirahman hudeyfi nala daawada
2014-07-30 19:42:02
Full video habeenki ciida sntv holland oo ay ka heeseen fanaaniin qaali ah iyo w
2014-07-30 19:36:57