Waxaan maanta idiin hayna aheestii macaaneyd ee Qorshe iyo Alfanaan Abdirisaq Saleebaan Gaas oo loo sameeyay Muuqaal Video ah oo aad u qurux badan, waxaana farsamada muuqaalkan iska leh Haataf Studio ee magaalada Oslo.
Heesta: Qorshe.
Fanaan: Abdirisaq Saleebaan Gaas
Ereyada: Jamaal Ali Hussein
Laxanka: Wadanoole
Musiga: Ahmed Saalah
Duubista: Haataf Studio Oslo.
Deeyoo Music 2012








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa