HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Cape Verde Oo Dhigtay Mucjisada Afrika Iyo Eto'o Oo Dalkiisa Badbaadin Waayay
2012-10-15 14:21:09

Samuel Eto'o oo sameeyay rogaal celis qarankiisa Cameroon ayaa caawin waayay inay usoo baxaan ciyaaraha ciyaaraha qaramada Afrika ee sandka soo socda dhici doona.
Eto'o oo hal sano ka maqnaa ciyaaraha xulkiisa kadib ganaax la dul dhigay markii uu muran xoogan dhex maray isaga iyo xiriirka Cameroon arimo dhaqaale Bonus ah, kadib markii uu dhameystay 8 bilood oo ganaax ah ayuu iska diiday inuu mar kale xirto maaliyada qaranka.
Xidigan ugu mashaarka badan aduunka kubada cagta ayaa ceeb kala kulmay dalka yar ee Cape Verde oo ay daganyihiin dad gaaraya 500,000 kaliya ama nus milyan qofood, waxaa Cameroon lagu reebay 3 gool iyo 2 isku celceliska labada kulan.
Kulankii hore ee ka dhacay Cape Verde ayaa ku dhamaaday 2 gool iyo waxba looga adkaaday Cameroon, kulankii 2aad ayey ku badiyeen 2 gool iyo 1 aan waxba ku caawin.
Hadaba arintan ama dhacdadan ayaa la dhihi karaa waa mid kaimd ah mucjisooyinkii ugu weynaa kubada cagta Afrika oo Cape Verde markii ugu horeysay ka qeyb galeysa qaramada Afrika.
Cameroon ayaa sandkii 2aad ee is xiga banaanka ka joogta ciyaarahan Afrika waxaana la dhihi karaa quwadoodii iyo libaaxnimadoodii ayaa meesha kasii baxeysa.
Deeyoosport.com

deeyoosport.com

Samuel Eto'o oo sameeyay rogaal celis qarankiisa Cameroon ayaa caawin waayay inay usoo baxaan ciyaaraha ciyaaraha qaramada Afrika ee sandka soo socda dhici doona.

Eto'o oo hal sano ka maqnaa ciyaaraha xulkiisa kadib ganaax la dul dhigay markii uu muran xoogan dhex maray isaga iyo xiriirka Cameroon arimo dhaqaale Bonus ah, kadib markii uu dhameystay 8 bilood oo ganaax ah ayuu iska diiday inuu mar kale xirto maaliyada qaranka.

Xidigan ugu mashaarka badan aduunka kubada cagta ayaa ceeb kala kulmay dalka yar ee Cape Verde oo ay daganyihiin dad gaaraya 500,000 kaliya ama nus milyan qofood, waxaa Cameroon lagu reebay 3 gool iyo 2 isku celceliska labada kulan.

Kulankii hore ee ka dhacay Cape Verde ayaa ku dhamaaday 2 gool iyo waxba looga adkaaday Cameroon, kulankii 2aad ayey ku badiyeen 2 gool iyo 1 aan waxba ku caawin.

Hadaba arintan ama dhacdadan ayaa la dhihi karaa waa mid kaimd ah mucjisooyinkii ugu weynaa kubada cagta Afrika oo Cape Verde markii ugu horeysay ka qeyb galeysa qaramada Afrika.Cameroon ayaa sandkii 2aad ee is xiga banaanka ka joogta ciyaarahan Afrika waxaana la dhihi karaa quwadoodii iyo libaaxnimadoodii ayaa meesha kasii baxeysa.

Xidiga Caanka ah ee Manchester United iyo Portugal Nani ayaa dhalasho ahana kasoo jeeda dalkan yar ee Afrika, waxaa jira xidigo kale oo ku jira xulka Portugal xilligan waxaan ka xusi karnaa Valeria, Nelson, Rolando og Manuel Fernades oo dhamaantood kasoo jeeda Cape Verde oo ay Portugal gumeysan jireen.

Deeyoosport.com

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd