HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Wasiirka Ciyaaraha Senegal Oo Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Kulankii Senegal Iyo Ivory Coast.
2012-10-15 14:08:00

 

Deeyoosport.com

Ugu yaraan 10 qof oo uu ku jiro wasiirka ciyaaraha dalka dalka Senegal ayaa ku dhaawacmay rabshado ka dhacay ciyaar dhexmaraysay dalalka Senegal iyo Ivory Coast.

Rabshadaha ayaa waxaa bilaabay taageerayasha xulka Senegal oo dalkooda lagu lahaa labo gool waxaana ay bilaaben taageerayasha fowdo doonka ahaa inay walxo holcaya ay kusoo tuuraan garoonka isla markasna garsooraha ciyaarta uu joojiiyay daqiiqaddii 40-aad iyadoo marayso.

Xaaji Maalik Gakuu oo ahaa wasiirka ciyaaraha dalka Senegal ayaa dhaawac uu soo gaaray kadib markii ay taageerayasha labada dhinac oo dhagxaan is weedaarsanayay uu dhexda u galay kadibna uu dhaawac soo gaaray  isagoo la sheegay in caafiamadkisa haatan uu wanaagsan yahay kadib markii loola cararay isbitaal ku yaallo magaalada Dhakaar.

Booliska dalka Senegal ayaa soo kala dhexgalay taageerayasha labada dhinac oo joojiyay rabshadii ka socotay gudaha garoonka isla markaasna ay isku hareereyen ciyaaryahanada dalka Ivory Coast si aan loo dhibatayn.

Taageerayaasha labada dal ayaa mar kale isugu dhacay wadooyinka magaalada caasimadda dalka Senegal ee Dhakar.

Ciyaaryahanada walaalaha ah ee Kolo Toure iyo Yaya Toure ayaa kamid ahaa xidigaha kamid aha xulka  Ivory Coast waxa kaloo ku jiray Drogba iyo ciyaaryahano kale oo caalami ah.

 

Deeyoosport.com

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59