HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Muuqalka Maanta Waxaa Kusoo Qaadaneynaa Alfanaan Samj Iyo Muuqalka Heestiisa Webi Caashaq
2012-09-19 10:05:29

 

Barnaamijkeena maalinlaha ah ee Muuqa iyo Maanta waxaa maanta noogu marti ah oo aan kusoo qaadaneynaa Alfanaan Samatar Jaamac oo loo yaqaan SamJ oo ku nool dalka Swisska isla markaana soo saaray sanadihii ugu danbeeyay heeso iyo Albumo is wata.


SamJ oo marka laga soo tago heesaha ah dhageysiga kusoo kordhiyay fankiisa kuwo muuqaal ah oo si heer sare loo agaasimay loona duubay, waxaana kasoo xulanay heesihiisa badan heesta magaceedu yahay Wabi Caashaq.


Sida aad ka arki doonto heestan muuqaalkeeda waxaa ishaadu qabaneysaa SamJ oo kubad ku baashaalaya tilmaana u ah inuu leeyahay hoppy ka dheeri ah fanka oo ah ciyaaraha.


Daawasho Wacan Webi Caashaq

Muuqa iyo Maanta

Samatar SamJ.




Deeyoo Music 2012

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59