
Waa mar kale iyo xubinteenii Muuqa iyo Maanta amaba Muuqaalka Maanta hadii aan jilciyo, waxaana kusoo qaadaneynaa maanta fanaanka caanka ah ee reer Norway Abdirisaq Saleebaan Gaas iyo heestiisii caan baxday ee Deeqa.
Heestan oo muuqal aad u macaan oo lagu matalay Stage qurux badan ayaa waxaa farsamadiisa iyo duubistaba u hagar baxay Haataf nedia oo runtii la dhihi karo waa mid kamid ah kuwa ugu horumarsan marka laga hadlayo aflaanta ama duubista casriga ah.
Heestan Deeqa waxaa ereyada iyo laxankaba sameeyay Abdi Qani Omar geedi, waxaan idinkaaga dhex baxaya dhageysiga iyo muuqalka qurxoon ee heestan ee daawasho wanaagsan saaxiibayaal.
Muuqa iyo maanta
Heesta Deeqa
Abdirisaq S gaas.
Deeyoo Music 2012.








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 