HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Muuqaalka Iyo Maanta Waxaan Kusoo Qaadaneynaa Hees Qiira Leh Oo Wadani Ah Dhul Gariir
2012-09-16 13:05:28

 

Xubinteena Muuqa & Maanta waxaam kusoo qaadaneynaa hees cusb oo wadani ah si gooni ahna qiiro kuu gelin doonta, waxa ayna ka hadleysaa burburkii iyo habaarkii ku dhacay kooxda Al-Shabaab oo tacadiyo fara badan ka geystay dalkeena.


Hussein SHire Ciyaar Jecel oo kamid ah kooxda Qeylo Dhaan ayaa sidii looga bartay soo saaray heestan wadaniga ah oo uu magaceedu yahay DHUL GARIIR, waxaa ereyada heestan sameeyay Abdisalan Ali Muuse Qabsato, laxanka iyo codkana waa Hussein Shire, halka uu musiga saaray Mohamed Karama.


Muuqaalka qurxoon oo loo ekeysiiyay Filim Action ah waxaa ku fara yareystay Jamaal Adaawe oo horeyna usoo saaray muuqaalo wanaagsan ee nagula baashaala heestan.


Muuqa & Maanta

Hussein Shire

Dhul Gariir 

 

 

 

Deeyoo Music 2012

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30