HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Muuqaalka Iyo Maanta Waaa Hees Qiima Leh Uu Fanaanka, Musikiiste Iyo Mulaxamiiste Daud A Masxaf U Qaaday Magaalada Hargeisa.
2012-09-13 09:16:02

Xubinteena Muuqa maanta waxaan kusoo qaadaneynaa hees aad qiima badan oo uu Daud Ali Masxaf u qaaday magaalada Taariikhiga ah ee Hargeisa.


Daud Ali Masxaf oo kamid ah kuwa ugu qiimaha badan fankeena oo waxa uu isku darsaday Laxan, cod iyo Musikiiste Kaban iyo Gitaar intaba, waxaana lagu tiriyaa marka fanka laga hadlayo kuwa safka hore uga jira horumarintiisa iyo gacan qabashada fanaaniinta meel ay kasta ay joogaan.


Ereyada Heestan oo uu ku fara yareystay Abwaan, mulaxamiiste iyo fanaan Hassan Dhuxul Laabsaalax oo waxaad ka dareemi karta sida uu u dhigay micnaha magaca iyo qiimaha ay leedahay magaaladan Hargeisa, laxanka heestan waa Isla Daud halka uu Musiga ka saaray Siidii ALi Winkey, waxaana lagu habeeyay oo lagu farsameeyay Furinle Studio Hargeisa.


Muuqa & Maanta

Dalsaney Hargeysaay

Daud Ali Masxaf

Daawasho Wacan.

 

 

Deeyoo Music 2012

Latest News Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Arimaha Bulshada Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39