
Barnaamijkeena cusub iyo Muuqa Maanta ee Deeyoo.com soo gudbinayo maalin kasta waxaan kusoo qaadaneynaa maanta hees muuqal wanaagsan leh ee uu qaadayo fanaanka reer Norway Caydiid Tuhume.
Heestan oo magaceedu yahay Hani ama sida uu filimqaaduhu usoo qoray Jablehe, waxaa ereyada u sameeyay Abw Mohamud Yusuf Bile, halka uu laxanka iyo codkaba leeyahay Caydiid tuhume oo aad muuqaalkiisa ka aragtaan heetsna, waxaa Musiga macaan ku laray Abdirashid Ali Hamari.
Ugu danbeyn muuqalkan quruxda badan, duubista iyo farsamadu waa Haataf Media Production oo xarunteedu tahay Oslo, Norway ee daawasho iyo dhageysi wanaagsan saaxiibayaal.
Deeyoo Music 2012








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa