HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Fanaanada Nasteexo Ciise Indho Oo Soo Saaratay Hees Cod Iyo Muuqaal Is Wata Ah Ee Halkan Ka Daawo
2012-08-30 12:04:56

 

Fanaanada codka halaasiga ah leh ee Reer Norway Nasteexo Ciise Indho oo maalmahan soo saartay heeso badan oo isugu jira maqal iyo muuqaal ayaa markana waxaan idiin haynaa heesteedii ugu danbeysay ee la daawado oo magaceedo yahay Jees Jees.


Heestan Jees Jees oo ka hadleysa jaceylka waxa ay leedahay " Qalbigan kuu jeelan, caashaqu jirabaayayee, marnaba kaa jeesaneyn, dhankaaga u jaleecayaa, jabkaanba ii geystayee, jees jeesba isma aadan oran " waa garan kartaa koley halka ay ku dhamaanayaan ereyadi xitaa adiga oo wada dhageysan heesta.


Jees Jees waxaa ereyada iyo laxankaba u sameeyay Abwan Abdirashid Yusuf Jibriil oo aad horeyna u maqasheen heeso uu sameeyay, dhanka Musiga waa Macalimuu Mohamed Karama iyo Studio Karama oo ku fara yareystay, waxaana ugu danbeyntii muuqalka heestan aad aragtaan habeeyay oo soo saaray Tv-ga caanka ah ee Universal Tv.


Daawasho wacan Heesta Jees Jees

Nasteexo Ciise Indho. 

 

 

Deeyoo Music 2012

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36