
Fanaanada caanka ah ee Nimco Yasin (Nimco Sharaf) ayaa banaanka soo dhigtay muuqaalka heestii maalmahan aadka loo wada sugayay ee MALYUUN KA MUDAN ee ah maskaxdii Abwaanka da'da yar Abdihamid Celcelis oo runtii ku fara yareystay heestan ereyadeeda kusoo jiidanayaan.
Codka macaan ee fanaanadan caanka ah ee la wada jecelyahay kasokow waxaa laxanka macaan u sameeyay mulaxamiistaha aad loogu qiimeeyo fankeena waa Wadanoole, ugu danbeyn waa Musigii iyo habeyntii Mohamed Karama iyo Studiyihiisa London.
Waa muuqalka HCTV ee daawasho wacan.
Deeyoo Music 2012








Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e