
Wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha deeyoo Sport oo cusub ka gala halkan.
Hees aad u macaan oo wadani ah si gooni ahna qiiro kuu gelineysa ayaa soo baxday looguna tala galay baraarujinta dadweynaha gaar ahaan doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo dalkeena Soomaaliya.
Heestan magaceedu Waa YAAN DOORANAA,,?? oo ah su'aal ku socota dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo cidda ku haboon iyo cidda aan ku habooneyn inay kusoo baxdo doorashadaas.
Heestan waxaa ereyada iyo Laxankaba ku fara yareystay Abwaanada soo caan baxday kuna darsatay sameynta laxamada iyo weliba ku luuqeynta heesaha waa Hibaaq Mohamed oo ku wehliyo heestan Fanaan caan ah oo magaciisu yahay Abdow Aramram, dhanka Musigana waa Mohamed Karama.
Hadaba waxaan jecleysanay inaan idinla wadaagno heestan qiimaha leh ee nala daawada oo nala dhageysta.
Yaan Dooranaa,, ??
Abw Hibaaq iyo Abdow.
Deeyoo Music
Wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha deeyoo Sport oo cusub ka gala halkan.








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa