HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Digriyow Iyo Heestiisa Cusub Oo Soo Baxday Iyo Nabiil Oo Kusoo Bandhigay Hab Duubis Casri Ah
2012-08-22 22:43:03

 

Bogga cusub ee ciyaaraha deeyoo ka gal halkan


Heestan oo magaceeda la isku qolaafay balse aan fanaanka afkiisa ka hayno TIQRAAR waa mid kamid ah runtii heesaha sanadka marka laga fiiriyo dhan walba, Ereyo, Laxan, Cod, Musig iyo weliba duubista filimka.


Digriyow oo kamid ah kooxda caan baxday ee Waayahacusub waxa uu marka ku heesayaa hees caadi ah oo markiisii hore looga bartay nooca heesaha loo yaqaan Rap, waxa uuna muujiyay sida uu ugu wanaagsanyahay nooc walba oo hees ah weliba jilida heesaha.

Heestan Tiqraar waxaa ereyada iyo laxankaba sameeyay nin aan dhihi karno waxa uu kamid yahay mucjisooyinka fanka cusub ee dadkeena waa Saalax Doonyaale oo horey usoo sameeyay heeso kala daran.

Musiga heestan waa fanaanka iyo musigyahanka weyn Abdihakin Ciise Geedi Farayare oo isna laf dhabar u ah horumarka fanka cusub ee sii laba kacleynaya.

ugu danbeyn waa Nabil Nuur iyo Maanta Media Production oo duubay, farsameeyay soona saaray muuqaalka qurxoon ee heestan, waxaana leenahay dhamaan inta gacanta ka geysatay heestan hambalyo iyo inaad dadaalkiina halkiisa kasii wadaan.


Fiirso heesta Tiqraar.

Digriyow-Waayahacusub

By Deeyoo.com

 

 

 

Deeyoo Music 2012

 

 

Yaa ku guuleysanaya horyaalka Ingiriiska sanadkan 12/13
 Manchester City
 Manchester United
 Chelsea
 Arsenal
 Liverpool
 Kooxo Kale

 

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59