
Bogga cusub ee ciyaaraha deeyoo ka gal halkan
Mukhtar Osman iyo Muna Heego oo kamid fanaaniinta dhalinyarada ah kuwooda loogu jecelyahay ayaa mar kale soo saaray muuqaal kale oo cajiib ah iyo heestooda cusub ee Muuq Libaax.
Heestan Muuq Libaax waxaa ereyada u sameeyay saada Ciise iyo Muuse Dhoola Yare, halka uu ka laxameeyay Abdirahman Jabuuti, dhanka musigana dabcan waa Abdi Yare Abiib, waxaana shaqada ugu badan ee quruxda Video-gan ama Clipkan ku fara yareystay Dhega Studio oo sanadkan soo saaray muuqaalo qurux badan oo aad loo jecleystay.
Heestan waxaa lagu sameeyay sida idinkaaga muuqata caasimada Norway ee Oslo.
Hadaba waa tan heestoo Muuq Libaax ee daawasho wacan.
Deeyoo Music 2012
Yaa ku guuleysanaya horyaalka Ingiriiska sanadkan 12/13
Manchester City
Manchester United
Chelsea
Arsenal
Liverpool
Kooxo Kale








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa