HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Nimco Dareen & Abdihamid Elmi Oo Soo Saaray Muuqalka Heestii La Sugayay Ee Qalbi
2012-08-19 03:25:49


Soo saaraha weyn Ibrahim Eagle ayaa mar kale soo bandhigay muuqaal cajiib ah iyo hees uu wax ka sameeyay dhanka ereyadana iska leeyahay, waxaana magaceeda la yiraahdaa heesta QALBI.


Heestan oo todobaadyo kahor la dhageystay iyada oo cod ah, iyo weliba qeyb yar oo Promo u ahaa muuqaalkan buuxa ee hada soo baxay oo ay ka muuqdaan Fanaanada caan baxday ee Nimco Dareen iyo wiilka sida xidiga ugasoo bidhaamay Waqooyiga America waa Abdihamid Elmi.


Hadii aan u dhaadhaco nuxurka heesta waxaa ereyada sameeyay Ibrahim Eagle, dhanka laxanka waa Abdinur Alaale iyo Musigii Barkhad yare, dabcan muuqaalka heestan dhanka duubista iyo farsamadaba waa Ibrahim Eagle.


Heesta Qalbi : Nimco Dareen iyo Abdihamid Elmi

daawasho Wanaagsan.

 

 

 

Deeyoo Music 2012

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59