HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Fanaanada Da'da Yar Iqra Yareey Ayaa Soo Saartay Hees La Dhihi Karo Waa Kamid Ah Kuwii Ugu Macaanaa Sanadkan
2012-08-16 14:33:58

 

wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha iyo deeyoosport halkan ka gal linkigan.

 

Iqra Mohamed (Iqra Yareey) oo kamid ah fanaaniinta ugu da'da yar uguna codka macaan ayaa soo saartay hees uu ka helayo qofkii dhageysta oo aad u macaan.


Heestan oo magaceedu yahay DHAKAFAAR, waxaa ereyada u sameeyay Abw Abdi waliAli Jawaan, halka ay laxanka isugu tageen laba kamid ah kuwa looga danbeeya dhanka laxamada waa Jooqle Shire iyo wadanoole, waxaa heesta sii maceeyay oo dhadhan usii yeelay Musigiistaha weyn Hassan Cujeeri oo saaray dhawac musig oo kusoo jiidanaya.


(Aduunyada dhabootiyo dhakafaarku badanaa waagii dhowrsanoo tagay intaan dhafoorkiyo dhabanada u haysteee jaceylkii dhulkeygiyo igu helay dhalaanimo dhayal baan u haystee hadaan dhaawiciisii la dhaqaaqi waayayee dhaqaatiirtii dunidaay caashaqan i dhalan rogay xagee baan ula dhaqaaqaa) waa qaar kamid ah ereyada ku jira heestan macaan ee DHAKAFAAR.


Heestan waxa aan ku bilownay youtube oo aad marka hore ka dhageysan kartaan kadibna aan kusii biirin doono weybta heesaha ee Deeyoo Music maalinamada ciida hadii alle noo saamaxo ee dhageysi wanaagsan.

 

 

wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha iyo deeyoosport halkan ka gal linkigan.

 

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36