HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Ferguson Oo Ku Faanay Beecii Rvp Iyo Wenger Oo Ku Qar Baxaya Xidigaha Haray
2012-08-16 14:27:56

wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha iyo deeyoosport halkan ka gal linkigan.

Macalinka waayeelka ah ee Manchester United Sir Alex Feguson ayaa si aad ugu dhoola cadeeyay uguna faanay sida uu ku helay Roben Van Persie oo ku tilmaamay inuu yahay nin ay koox waliba jeceshahay  inuu u ciyaaro, halka uu Mr Arsene Wenger madax wareer dartiis uu ku qar baxayo xidigaha ku haray kooxda.

Van Persie oo la filayo inuu saacado kadib qalinka ku duugo heshiis 4 sano ah ayuu tababarihiisa cusub sheegay inuu haysto 4 weeraryahan oo u dhigma kuwii uu ku qaaday The Trible 1999kii oo uu yiri “York, Cole, Sheringham iyo Solskjær waxa ay ahaayeen weeraryahano shabaqa deris la ahaa uguna wanaagsanaa dunida markaas” waxa uu barbardhigay 4 weeraryaha uu hada haysto sida Rooney, Van Persie, Chicharito iyo Welbeck oo uu ka sugayo guulo waaweyn iyo goolal badan.

Macalin Wenger ayaa xanaaq uu ka qaaday dhaqankii Van Persie waxa uu si toos ah u abaaray raga lagu tuhmayo in niyadooda ay meel kale jirto, waxaana ay hada seeftu saarantahay Alex Song oo laga iibinayo Barcelona iyo Walcott oo lagu yiri soo raadso hadii ay jirto koox ku rabto lacagtana miiska soo saareysa.

Marka aan qiimeynay waxaa noo muuqata inay meesha si toos ah uga baxday tartankii sport ee u dhexeeyay Manchester United iyo Arsenal, maadaama ay kooxi kor u socoto kooxna hoos u socoto, waxaase la hubaa ina cadowga ugu weyn ee Manchester uu hada yahay macalin Mancini iyo kooxdiisa manchester City, halka reer London isku ag kufayaan inkasta oo ay Chelsea waxoogaa horumar ah sameysay tan iyo markii ay qaadeen koobkii Yurub bishii may ee lasoo dhaafay.

 

wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha iyo deeyoosport halkan ka gal linkigan.

 

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30