HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Macalin Conte Iyo Ku Xigeenkiisii Oo Ganaax Culus La Dul Dhigay Kadib Fadeexad Cusub Oo Farsameyn Ciyaar
2012-08-11 08:29:04

NB: HALKAN KA GAL BOGGA CIYAARAHA CUSUB EE DEEYOOSPORT:COM

Tababare Antonio Conte ayaa la ganaaxay 10 Bil oo xiriir ah kadib markii lala xiriiriyay fadeexada qamaarka ciyaaraha xilligii uu tababare u ahaa kooxda Siena ka hor inta uusan noqon tababaraha Juventus.


Marka laga soo tago Conte ayaa sidoo kale gacan yarihiisa uu ku dhaarto oo ah ku xigaha tababaranimo ee Juventus Mr Angelo Alessio ayaa isna 8 bilood la ganaaxay, halka kooxaha Grosseto iyo Lecce laga riday Seria B oo hoos loo sii dhaadhiciyay markii iyagana lagu helay ciyaar farsameynta qamaarka.


Ganaaxan Conte ayaa dhabar jab weyn ku ah isaga iyo weliba kooxdiisa Juventus oo muddo dheer kadib kor usoo kacday korna u qaaday horyaalka Talyaaniga ee Seria A Champions iyaga oo aan marna laga adkaan.


Juventus maamulkeeda ayaa ku tilmaamay ganaaxan mid xaq daro ah meelna looga dhacayo kooxdan oo inta badan lala eegto qiyaano iyo dhabarjabin waa sida ay sheegteene, waxaana ku socda weli baaritaan oo xitaa laba kamid ah xidigahooda la sheegay inay xor yihiin hada kadib baaritaan dheer kadib oo ay xiriirka kubada cagta Talyaaniga FIGC iyo maxkamadu ku hayeen Peppe iyo Banucci.


6 sano kahor ayey ahayd markii Juventus loo dhaadhiciyay Seria B markii lagu helay fadeexadii Calciopolli oo hareysay kubada cagtii Talyaaniga oo markaa garsoorayaal ku lug lahaayeen qiyaanooyinka ciyaaraha.

 

NB: HALKAN KA GAL BOGGA CIYAARAHA CUSUB EE DEEYOOSPORT:COM

Mohamed Deeyoo

Deeyoo_admin@hotmail.com

Oslo / Norway

Latest News Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Arimaha Bulshada Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39