HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Ogeysiis Iyo Raali Gelin Ku Socota Dhamaan Inta Xiiseysa Wararka Sport Ee Ka Bixi Jiray Shabakada Deeyoo
2012-08-05 23:41:46

Dhamaan inta jecel ciyaaraha ku baxa luqadooda Soomaaliga waxaan idin ogeysiineynaa oo idinku bishaareyneynaa in shaqo iyo dadaal dheer kadib aan ku guuleysanay inaan idiin sameyno shabakad sport ama ciyaaro oo ka madax banaan qeybtii hore.


Shabakadan cusub oo si dadban u hoos imaaneysa deeyoo Company waxa magaceedu tahay www.deeyoosport.com. waxaan kusoo bandhigi doonaa noocyada kala gedisan ee ciyaaraha sida kubada cagta, orodada, teniska, baabuurta iyo baaskiilada, basket, lalis, dabaasha iyo xitaa ciyaaraha barafka marka la gaaro xilliyadooda.


Waxaa ka shaqa geli doona wariyayaal xirfad u leh qoraalka iyo soo tebinta ciyaarahan faraha badan saaqxiibayaal, aad ayaana idinkaaga raali gelineynaa dib u dhicii weynaa ee aad kala kulanteen deeyoo qeybteedii sport oo u badneyd kubada cagta kaliya.


Hadaba maalin walba iyo saacad walba waxaan sameyn doonaa update ama qoraal aan waqti lahayn ee hawada nagala socda hadii alle yiraahdo.


balanteenu waa deeyoosport.com oo aan uga bogano ciyaarihii ugu danbeeyay dunida.


maamulka Deeyoo Company oo idin leh ramadaan kariim mar kale.


wwww.deeyoosport.com

 


Latest News Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
2013-06-15 02:16:46
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
2013-06-15 01:24:39
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
2013-06-14 23:37:59
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
2013-06-14 22:33:10
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
2013-06-13 12:55:30
Hees aad u macaan oo shirib ah iyo fanaanka codka macaan ee reer swiss omar shar
2013-06-13 11:27:02
Tobankii 10 hees ee ugu danbeeyay ee aan kasii deyno deeyoo music ku dhageyso mo
2013-06-13 11:23:01
Cadaay iyo junyarka qaranka norwey oo soo gaaray semifinaalaha qaramada yurub iy
2013-06-11 20:30:36
Hooyoy macaaney, allow jannada ku geey,,, best hooyo song 2013, jooqle shire new
2013-06-11 10:18:26
Daadooy,, hees banaadiri ah oo hadana talantaali ah iyo weliba daadis, fanaaniin
2013-06-11 10:06:06
Arimaha Bulshada Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
2013-06-15 02:16:46
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
2013-06-15 01:24:39
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
2013-06-14 23:37:59
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
2013-06-14 22:33:10
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
2013-06-13 12:55:30