HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
De Rossi Oo Loo Badinayo Inuu Ku Wareego Kooxda Maal Qabeenka Ah Ee Manchester City Oo Xilliyadii Danbe Aad U Raadineysay Xidigan
2012-08-05 08:12:15

 

NB: HALKAN KA GAL BOGGA CIYAARAHA CUSUB EE DEEYOOSPORT:COM

 

Naadiga Man City ayaa xiiseenayso xidiga qadka dhexe ee kooxda Roma Daniele de Rossi.


Daniele de Rossi,ayaa kooxda Man city waxay ku doonaysaa 20 milyan oo gini iyadoo ay jiraan naadiyo kale oo raba xidigaan.


Xidiga caalamiga wadanka Talyaaniga Daniele de Rossi oo 29 jir ah ayaa waxaa uu kasoo muuqday liiska qorshaha sanadka cusub kooxda Man city waxaana uu Daniele de Rossi dhawan uu hishis dheeri  oo shan sanno ah saxiixday.


Xidigan reer Talyaani ayaa noloshiisa oo dhan u ciyaarayay kooxda Roma, waxaana mararka qaar shaki weyn gala sida uu uga tagi karo kooxda Roma oo uu inta badan ku sheego in dhiigiisu la shaqeeyo si la mid ah kabtan Totti

Latest News Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Arimaha Bulshada Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39