NB: HALKAN KA GAL BOGGA CIYAARAHA CUSUB EE DEEYOOSPORT:COM
Wararka ka imaanaya dalalka Talyaaniga iyo Spain ayaa sheegaya in Man utd ay ku adkaatay loolanka loogu jiray saxiixa ciyaryahan Robert Lewandowski ee koxda Dortmound.
Weeraryahanka Robert Lewandowski ayaa hishiis ay la gaartay Man utd waxana uu kamid noqonayaa ciyaaryahanada Man utd ee xilliga soo aadan sida ay sheegeen madaxda sare ee kooxdaas.
Lewandowski ayaa horey waxa u doonayay naadiyo badan oo yurub ah waxana kamid ahaa Chelsea,Manchester utd iyo JUventus waxaana wali si wada jir ah u raba naadiyo kala duwan oo aad ula riyaaqay ciyaarihiisa laakin waxaa inta badan ay u badan tahay in uu u ciyaaro man utd.
Hishiiska uu kula jiray xidigana reer Poland kooxdiisa Dortmoun wuxuu dhacaayaa 2014.
***
Kooxda Manchester utd aya ugu dambeyn waxaa ay lasoo waregaysaa ciyaaryahanka kooxda Sao Poula Lucas Moura.
Lucas Moura ayay Man utd kula soo wareegaysaa lacag dhan 30 milyan iyadoo Lucas Moura oo 19 jir ahna uu ku biirayo kooxda reer Ingiriis ee Man utd.
Wafuud ka socota dalka Brazil ayaa wada hadalo la leh kooxda Man utd iyadoo wali ugaarsi ay ku hayaan kooxo badan oo yurub ah kuwaas oo raba inay la wareegaan Lucas Moura ka hor inta aysan Manchester utd qaadanin.
Kooxda PSG ayaa waxay tahay koox kale oo xiiseynaysa ciyaaryahankan Lucas Moura kaas oo noqday ciyaryahanka loogu hadal hayn badan yahay suuqa ciyaaryahanada yurub.
Kooxda Real Madrid ayaaa doonaysa haddi ay Man utd la wareegto Lucas Moura ay iyana u dhaqaaqi doonaan Nani oo dhinaca Real Madrid iyo saaxibkiisa ay isku dalka yihiin C.Ronaldo kula biirayo Real Madrid.








Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e