HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Xulalka Gabdhaha Usa,canada,japan Iyo France Oo Soo Gaaray Semefinalka Ciyaraha Kubadda Cagta Olympics Adduunka.
2012-08-04 11:22:09

Ku guulaystayaashii koobka kubada cagta gabdhaha adduunka Japan ayaa soo gaaray seme finalka koobka Olombikada adduunka kadib markii ay 2-0 ugu badiyeen xulka gabdhaha Braziil.
Japan ayaa waxaa goolasha u kala dhaliyay Yuki Ogimi iyo Homare Sawa ayaa ka adkaaday Braziil oo kamid ahayd xulalka koobkaan loo saadalinayay.
Japan ayaa la ciyaaraya xulka France oo isna ka soo badiyay dalka Sweden oo 2-1 uu kaga soo adkaatay wuxuuna kamid noqday afarta dale e soo gaaray heerka afar dhamaadka Semefinalka.
Xulka Gabdhaha Maraykanka ayaa iyana soo gaaray Heerka Semefinalka kadib markii ay 2-0 ugu soo badiyeen xulka Newzealand ciyaar ka dhacday garoonak St James Park.
Gabdhaha kala ah Abby Wambach iyo Sydnet Leroux ayaa u kala dhaliyay qeybtii hore waxana ay ciyaarta seme finalaha la ciyaari doonaan dalka Canada oo isna 2-0 ugu soo badiyay xulka marti galinayay ee Great Britain kulan ciyaareed ka dhacay garoonka weyn ee Old Trafford.
 
Xulka gabdhaha Faransiiska ayaa gaaray Seme Finalka koobka adduunka ee sanadkii hore waxana ay mar kale soo gaareen seme finalka koobka kubada cagta Olombikada adduunka.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia

Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d