HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Dhagar Qabayaal Dil U Geystay Majaajiliistihi Weynaa Marshaale Isagoo Hor Fadhiya Gurigiis
2012-07-31 17:50:42

Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Deeyoo.com ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya Abdi Jeylaani oo loo yiqiin Marshaale oo dil naxariis dari ah ugu geysteen gurigiisa hortiisa kooxo damiir laawayaal ah.


Marshaale oo ku caan ahaa Majaajilada isla markaana laf dhabar u ahaa horumarka fanka ee kasoo bidhaamayay dalkeena gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxa uuna ka qeyb qaadan jiray ruwaayadaha, filimada, munaasabadaha iyo meel walba oo ay isugu imaan jireen bulshada si uu ula qeybsado heybadiisa faneed.


Kooxaha geystay dilka Marshaale ayaa horey u naafeeyay halbowlayaasha dalkeena sida Dhakhaatiir, Culumo, Aqoonyahano, Ciidamo, Fanaaniin iyo cid walba uu muhiim u ahayd dalkeena, waan canbaareyneynaa waxaana ku dhiiri gelineynaa in bulshada meel uga soo wada jeesato kuwa nuucaan oo kale ah.


Eheladii, qaraabadii, asxaabti iyo dhamaan intii garaneysay Marshaale ayaan tacsi u direynaa,Ilaahey swt samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo aamiin.



Mohamed Deeyoo

Deeyoo_admin@hotmail.com

Deeyoomusic@hotmail.com

Oslo / Norway.

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59