Naadiyada reer England ee Arsenal iyo Liverpool ayaa waxay bartilmaamedsanayaan ciyaaryaahnka kooxda Barcelona Ibrahim Afellay kaas oo la shegay in si weyn looga rabo dalka engladn.
Sida ay qortay jariiradda Elmundo Deportivo Ibrahim Afellay ayaa xilliga soo aadan u muuqanaya mid isaga dhaqaaqaya koxda Barcelona isla markaasna uu issaga tagaayo kooxdaas kadib Vilonova uu shegay in Ibrahim Afellay fursad fiican uusan heli doonin.
Ibrahim Afellay ayaa soo gaabiyay fasaxiisa si uu wada hadalo ula qaato Vilonova oo ku aadan mustaqbalkiisa kooxda kadib markii uu naadiga isaga tagay Pep Guardiola oo si weyn u jeclaa Ibrahim Afellay laakin wada xaajoodka dhex maray labada dhinac ayaa ku dhamaaday guul darro loona sheegay in aysan fursad badan u oolin kooxda.
Xidiga dhaawaca kaga maqna Barcelona Ibrahim Afellay ayaa horumar uu ka sameeyo kooxda Barcelona dagaal kula jiray tan iyo markii ay kala soo wareegtay kooxda PSV January 2011.
Ibrahim Afellay oo 26 jir ah waa xidig muslim ah una dhashay dalka Holland wuxuna rabaa inuu isaga tago Barcelona oo uu ku fashilmay waxaana durbaba so baxaykooxo doonaya saxiixiisa kuwaas oo ay kamid yihin Liverpool iyo Arsenal.
Xidiga caalamiga wadanka Holland Ibrahim Afellay ayaa diiday todobaadkaan qorshe ay Barcelona kudoonaysay inay kaga iibiso kooxda Lille ee dalka Faransiiska.
Kooxaha Inter,Arsenal iyo Liverpool ayaa si weyn u jecel ciyaaryahankaan iyadoo tababaraha Liverpool Brendan Rodgers uu doonayo inuu xoojiyo weerarka garbaha kooxda Liverpool.








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 