HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Kolo Toure Oo Dalbaday Mushaaro 50 Kun Todobadki,guri Lacag La’aan Ah, Labo Gaari Oo Uu Ku Socdo Iyo Kabtanimada Kooxda Al Hilal.
2012-07-24 01:13:21

Daafaca kooxda Man City Kolo Toure ayaa waxa uu ku biirayaa kooxda Al Hilal ee dalka Sacuudiga waxana uu codsaday lacago mushaar oo dhan 50 kun oo gini todobadkii oo aan ku jirin lacagaha canshuuraha ah iyo guri aan lag  ahayn iyo labo baabuur ama Gaari uu ku socdo.
Xidigan ayaa sidoo kale waxaa doonaysay Bursaspor koox lagu magacaabo oo dalka Turkiga ka dhisan waxaana ay u soo bandhigtay qorshe dalab ah daafacan laakin waxaa diiday oo dalbaday 3 milyan kooxda man city oo 31 jirkaan Kolo Toure ku doonayso waxana qandaraskiisa ka harsan wax ka yar hal sanno.
Ciyaaryahankaan ayaa dalbaday hishiis ku kacaya 8 milyan laakin kooxda reer Sacuudi ee AL Hilal ayaa shaki la galiyay inay aqbali doonto lacagahaas.
Kolo Toure wuxuu dalbaday mushaaro todobadkii ah 50 kun,oo aan canshuur ku jirin,saddexda  sanno ee soo aadan isla markaasna qaar kamid ah lacagahas horumaris ay Al Hilal u siiso Kolo Toure.
Xidiga 2011 la ganaaxay ee daroogada lagu hellay Kolo Toure oo 31 jir ah ayaa sidoo kale dalbaday labo gaari ama baabuur iyo guri qalab qurxoon oo aan wax lacag ah ku soconaynin.
Sidoo kale Kolo Toure wuxu dalbaday in kooxda ay bixiso safarada uu xiliyada fasaxa aadayo  isla markaasna loo damaanad qaado inuu noqdo kabtanka kooxda ka hor inta uusan kasoo tagin Man city.

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd