HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Magacyada Liiska Ciyaaryahanada Ugu Wanaagsan Yurub Oo Lasoo Saaray Iyo Xidig Reer Wales Ah Oo Si La Yaab Leh Uga Muuqda
2012-07-17 08:54:05

Waxaa xiriirka kubadda cagta yurub uu sameeyay qiimeynta xulashada 30-ka ciyaaryaahn ee ugu wanagsn yurub xilligii dhamaaday waxana lasoo xulay liis ay ku qoran yihiin 32 ciyaartoy iyadoo bisha soo aadan laga soo reebayo kaliya 3 xidig oo kama dambays ah.
Liiskaan magacyada ee Uefa ay soo saartay aya ilaa 8 ciyaaryahan waxay ka socdaan dalka Spain oo ay u dhasheen kuwaas oo ahaa ciyaaryahanadii u qaaday koobkaas.
Xafladda kama dambaysta ah ayaa waxaa la sugayaa labada ciyaryahan ee soo raaci lahaa Lionel Messi,waxaana la samaynaayaa qiimeynta saxda ah waxaa lagu qabanayaa magaalada Monaco 30 bisha August.
Born out of an initiative by UEFA President Michel Platini, the UEFA Best Player in Europe Award intends to revive the spirit of the old European Footballer of the Year honour. The trophy was handed out for the first time in Monaco last August as part of the draw ceremony for the UEFA Champions League group stage.
Kooxda Barcelona waxa ka socda ilaa 4 ciyaaryahan kuwaas oo u tartamaya abaalmarintaan waxana kamid ah Messi,Xavi,Febrigas iyo Iniesta.
Kooxda Real Madrid waxaa ka socota ilaa 7 ciyaaryahan kuwaas oo qaarkood si wanaagsan isku yaqaana marka la ciyaarao,waxana kamid ah Casilas,Xabi Alonso,Sergio Remos.
Kooxda Man city oo qaaday horyaalka Ingiriiska waxa u tartamaya ilaa 6 ciyaartooy
Hadaba waa kuwaan magacyada xidigaha u Tartamaya Abaal Marintas.
Sergio Agüero (ARG) – Manchester City FC
Xabi Alonso (ESP) – Real Madrid CF
Mario Balotelli (ITA) – Manchester City FC
Jakub B?aszczykowski (POL) – Borussia Dortmund
Gianluigi Buffon (ITA) – Juventus
Iker Casillas (ESP) – Real Madrid CF
Petr ?ech (CZE) – Chelsea FC
Fábio Coentrão (POR) – Real Madrid CF
Leslie Davies (WAL) – Bangor City FC
Didier Drogba (CIV) – Chelsea FC (now at Shanghai Shenhua FC)
Cesc Fàbregas (ESP) – FC Barcelona
Falcao (COL) – Club Atlético de Madrid
Joe Hart (ENG) – Manchester City FC
Zlatan Ibrahimovi? (SWE) – AC Milan
Andrés Iniesta (ESP) – FC Barcelona
Shinji Kagawa (JPN) – Borussia Dortmund (now at Manchester United FC)
Vincent Kompany (BEL) – Manchester City FC
Frank Lampard (ENG) – Chelsea FC
Lionel Messi (ARG) – FC Barcelona
Luka Modri? (CRO) – Tottenham Hotspur FC
Mesut Özil (GER) – Real Madrid CF
Pepe (POR) – Real Madrid CF
Andrea Pirlo (ITA) – Juventus
Sergio Ramos (ESP) – Real Madrid CF
Raúl González (ESP) – FC Schalke 04 (now at al-Sadd Sports Club)
Cristiano Ronaldo (POR) – Real Madrid CF
Wayne Rooney (ENG) – Manchester United FC
David Silva (ESP) – Manchester City FC
Fernando Torres (ESP) – Chelsea FC
Yaya Touré (CIV) – Manchester City FC
Robin van Persie (NED) – Arsenal FC
Xavi Hernández (ESP) – FC Barcelona
 
Kooxda Man city oo qaaday horyaalka Ingiriiska waxa u tartamaya ilaa 6 ciyaartooy.

Liiska dheer waxaa si mucjisa ah loogu arkay magaca Leslie davies oo u ciyaara koox yar oo aan Profisional ahayn kana tirsan dalka wales, sababta uu usoo galay isaga xitaa ma oga iska daa cid kalee, waxaana idiin balan qaadeynaa inaan idiin soo gudbino waxa meesha keenaya magaca Leslie Davies.

Hadaba waa kuwaan magacyada xidigaha u Tartamaya Abaal Marintas.

Sergio Agüero (ARG) – Manchester City FC

Xabi Alonso (ESP) – Real Madrid CF

Mario Balotelli (ITA) – Manchester City FC

Jakub B?aszczykowski (POL) – Borussia Dortmund

Gianluigi Buffon (ITA) – Juventus

Iker Casillas (ESP) – Real Madrid CF

Petr ?ech (CZE) – Chelsea FC

Fábio Coentrão (POR) – Real Madrid CF

Leslie Davies (WAL) – Bangor City FC

Didier Drogba (CIV) – Chelsea FC (now at Shanghai Shenhua FC)

Cesc Fàbregas (ESP) – FC Barcelona

Falcao (COL) – Club Atlético de Madrid

Joe Hart (ENG) – Manchester City FC

Zlatan Ibrahimovi? (SWE) – AC Milan

Andrés Iniesta (ESP) – FC Barcelona

Shinji Kagawa (JPN) – Borussia Dortmund (now at Manchester United FC)

Vincent Kompany (BEL) – Manchester City FC

Frank Lampard (ENG) – Chelsea FC

Lionel Messi (ARG) – FC Barcelona

Luka Modri? (CRO) – Tottenham Hotspur FC

Mesut Özil (GER) – Real Madrid CF

Pepe (POR) – Real Madrid CF

Andrea Pirlo (ITA) – Juventus

Sergio Ramos (ESP) – Real Madrid CF

Raúl González (ESP) – FC Schalke 04 (now at al-Sadd Sports Club)

Cristiano Ronaldo (POR) – Real Madrid CF

Wayne Rooney (ENG) – Manchester United FC

David Silva (ESP) – Manchester City FC

Fernando Torres (ESP) – Chelsea FC

Yaya Touré (CIV) – Manchester City FC

Robin van Persie (NED) – Arsenal FC

Xavi Hernández (ESP) – FC Barcelona

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii