HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Bililiqadii Lagu Hayay Arsenal Oo Weli Socota Iyo Kooxo Cusub Oo Saf Usoo Galay Xidiga Da'da Yar Theo Walcott.
2012-07-17 08:48:58

Kooxda Liverpool ayaa diyaar u ah isla markaasna doonayso inay weerar gaadmo ah ku qaaddo naadiga Arsenal si ay ugala soo wareegto Theo Walcott.
Theo Walcott aya hishiska uu kula jiro Arsenal waxa ka harsan hal xilli kaliya iyadoo ay jiraan dalabyo hoose oo ay kooxo u direen Theo Walcott.
Tababaraha Arsenal ayaa la yaaban Kacaanka ka tagista cusub ee kooxda Arsenal ay isaga tagayaan qaar kamid ah xidigaha muhiimka ah kuwaas oo ay Arsenal ku fashilantay inay ka saiixdo hishiisyo kordhin.
Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay in 15 Milyan lacago dhan ay diyaariyeen sidii ay ula soo wareegi lahaayen Theo Walcott isla markaasna soo iibsiga Theo Walcott ee Arsenal loo adeegsan doonno lacagaha ay ku iibiyaan Andy Carroll.
“Theo Walcott waa ciyaaryahan wanaagsan waa mid ku haboon habka xatooyada goolasha ayuu yiri Brendan Rodgers oo ah Tababaraha Liverpool.
Liverpool ayaa lasoo wareegtay todobaadkii hore weeraryahan u dhashay dalka Talyaaniga Fabio Borini kaas oo kusoo biiray dhawaan kadib markii kusoo iibsadeen 8milyan waxaana haddii ay hesho Theo Walcott ay wadada u xaari doontaa ama ay sahli kartaa bixitaanka Andy Carroll.
Kooxda Liverpool ayaa kala kulmayso tartan adag kooxo ay ugu horeyso Chelsea oo doonaysa Theo Walcott oo 23 jir ah sidoo kale waxa doonaysay kooxda PSG.

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii