HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Ciyaartooyda Somaliyeed Ee Ka Qeyb Galaya Ciyaaraha Olombikada Oo Qado Sharaf Sagootin Ah Uu U Sameeyay Ra’iisul Wasaare C/wali Gaas
2012-07-17 08:39:46

Raisal wasaaraha Xukumada Kumeel Gaarka Soomaaliya C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta kulan qado sharaf ah laqaatay cayaartoyda xiriirka Soomaliyeed Ee cayaaraha Fudud  u metelaya cayaaraha Olampikada aduunka  EE dhawaan lagu wado inuu ka furmo magaalada Landon ee Dalka Ee England.
Qaarka mid ah Golaha wasiirada madaxda gudiga olampikada qaar kamid ah gudomiyayaasha xiriirada hoostaga gudiga Olampikada macalinka xulka qaranka ee cayaaraha fudud iyo caraartoydiisa ayaa halkaasi waxaa kula hadlay Raisal wasaaraha Xukumada Kumeel Gaarka Soomaaliya C/Wali Maxamed Cali Gaas oo hadalo dardaaran ah usoo jeediyay cayaartoyda mataleeysa magaca qaranka soomaaliya gaar ahan labada cayaariyahan Maxamed Xasan Maxamed Tayow Iyo Zamzam Maxamed Faarax oo ah cayaariyahanada ka qayb galaya tartankaasi.
Raisal wasaaraha Xukumada KMG Soomaaliya C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in mudooyinkii u danbeeyay sportiga dalka soomaaliya uu samaynayay hormar sidaasi darteedna loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormarka sporti ee dalka Soomaaliya waxa uuna ka hadlay wada shaqaynta bahda sportiga inay wada shaqayn wanaagsan ay hada kala dhexayso wasaarada sportiga iyo dhalin yarada ee xukumada soomaaliya wuxuuna ubalan qaaday inay sii socon doonto wada shaqayn ay la leeyihiin xubnaha sportiga ee dalka soomaaliya isagoona talaabo horumarleh ku tilmaamay in calanka soomaaliya cayaariyahano matalaya ay ka qayb galaan tartan in ka badan ilaa iyo 200 dowladood ay ka qayb galayaan wuxuna Raiisal Wasaaraha xusay guulihii muhiimka ahaa ee sportiga dalka  uu uso hoyay shacabka soomaaliyeed  taasna aay sharafteeda aay leyihiin bahda sportiga gaar ahan xiriirada hoostaga gudiga Olampikada soomaaliyeed Ee GOS.
Qado sharaftii manta uu Raiisal Wasaaraha soomaaliya ayaa waxaa kala qayb galay Raiisal wasare kuxigeenka ahna Wasiirka Difaaca Xuseen Carab Ciise Wasiirka Sportiga dhalinyarada shaqada iyo shaqaalaha Maxamuud Jirde XUseen wasiir dowlaha wasaarada dhalinyarada sportiga Prof C/Laahi Shiiq Cali Qalocow Xog,hayaha Gudiga Olampikada Soomaaliyeed C/Laahi Axmed Tarabi Gudomiyaha xiriirka soomaliyed ee cayaaraha kubada cagta Cali Saciid Guuleed Gudomiaha xiriika Kubada Gacanta Maxamed Xuurshe Xasan Eenow kusimaha gudomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee cayaaraha fudud Marwo Qadiijo Aadan Daahir iyo xubno kale  halkaas dardaaran wada jir ah logu jeediyay cayaariyahanada ka qayb galaya tartankaasi oolagu wado in maalinnimada berito ah aay ka amba baxaan magaalada muqdisho ee dalka Soomaaliya iyado halkasina uu ku sugan yahay gudomiyaha Gudiga Olampikada Soomaaliyeed Mr Duraan Axmed Faarax iyo wafdi kale kuwaasi oo udiyaar garoobaya so dhawaynta xubnaha ka qayb galaya tartanka olampikada aduunka ee magaalada landon ee Dalka Englandi.

Latest News Hees wadani ah oo ka hadleysa barwaaqada iyo bilicda dalkeena ayey soo saartey b
2015-02-13 17:42:15
Xidigaha north amerika iyo uk ahmed rasta iyo sabriina muuse oo hees jaceyl ah i
2015-02-13 17:38:17
Hees aan dhihi karo jaceylkii sanadka ayey isla soo saareen lamaana faneedka qaa
2015-02-07 04:51:15
Wareysi faneed aad u xiisa badan oo lala yeeshay fanaaniinta qaaliga ah ahmed ya
2015-02-06 17:11:05
Xidiga faneedka norway iyo swisska idil barkhad iyo ahmed zaki ayaa soo saarey m
2015-02-06 16:15:46
Fanaanada caanka ah ee reer nairobi yurub bella ayaa soo saartey muuqaal hees ay
2015-02-05 17:31:42
Yarta kaalay waa magaca hees cusub oo muuqaal ah oo uu soo saarey fanaankeena re
2015-02-05 17:27:44
Fanaanada qalaiga ah ee reer swiss ayaa muuqaal qurxoon u sameysay heesteedii ha
2015-02-02 20:07:03
Hees cusub oo hada soo baxday iyo mar kale farxiya fiska oo soo saartey heesta x
2015-02-01 00:02:53
Hees cusub oo heelo ah ayey soo wada saareen fanaaniinta reer uk farxiya fiska i
2015-01-31 14:42:47
Arimaha Bulshada Hees wadani ah oo ka hadleysa barwaaqada iyo bilicda dalkeena ayey soo saartey b