HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Liverpool Oo Ku Gacan Seyrtay Dalab Kaga Yimid Newcastle Oo Ay Ku Doonaysay Andy Carroll Iyo Magacyada Ragii Ugu Qaalisanaa Epl
2012-07-17 08:31:37

Naadiga Newcastle ayaa rajeenaysay inay dib garoonkeeda ugu celiso weeraryahanka Liverpool Andy Carroll kaas oo sanadkii hore laga soo iibsaday.
Andy Carroll oo ah xidiga 3-aad ee ugu qaalisan ama lacagihii ugu badnaa laga bixiyay ayay kooxda Newcastle waxay soo bandhigaysaa qorshe amaah ah inay kaga qaadato Liverpool Andy Carroll oo Liverpool ugu fadhiya ama ah ciyaryahankii lacagihii ugu badnaa ay kuso iibsadaan.
Newcastle waxay soo bandhigtay qorshe ay hadda si amaah ah kaga qaadanayso hadii uu wanaagsanaado sanad kadib ay si toos ah ula wareegayso,waxaana markii dambe la sheegay inay soo bandhigtay kaliya inay bixinayso mushaaarada 80-ka kun oo gini todobaadkii uu ka qaato Liverpool.
Andy Carroll ayay Newcastle ku doonaysaa 13 milyan oo gini isla markaasna ay ka saxiixdo hishiis  laakin Liverpool waxay doonaysa inay hesho 20 milyan oo gini taas oo Newcastle aysan ka suurta galin xilligaan.
Xidiga tima dheer Andy Carroll ayaa la qabsan la’ kooxda Liverpool waxaana tababaraha cusub ee Liverpool Brendan Rodgers uu rabaa inuu sii joogo ciyaaryahanka xoogan Andy Carroll si fursad u raadiyo xilliga bilaabanaya.
Kooxda Liverpool ayaa ka reebtay ciyaartooyda kooxda ee safar ciyaareedka ku aadaya waqooyga Ameerika iyadoo ka duulayso dalka Ingiriiska maalinta Isniinta ee todobadka soo aadan.
Andy Carroll ayaa fasax dheeri ah la siiyay,wuxuna kusoo biiraya xulka kooxda 23 bishan waxana si lamid ah ugu biiraya markaas Kabtanka Steven Gerrard iyo gool haye Pepe Reina.
Haddaba waa kuwaan ciyaartooyda safka hore kaga jira kuwa ugu qalisan horyaalka Ingiriiska.
Fernando Torres - £50m Liverpool to Chelsea, Jan 2011
 
Sergio Aguero - £38m Atletico Madrid to Manchester City, July 2011
 
Andy Carroll - £35m Newcastle Utd to Liverpool, Jan 2011
 
Robinho - £32.5m Real Madrid to Man City, Sept 2008
 
Andriy Shevchenko - £30.8m AC Milan to Chelsea, July 2006
 
Dimitar Berbatov - £30.75m Tottenham to Man Utd, Sept 2008.
Rio Ferdinand - £29.1m Leeds United to Manchester United July 2002.

Latest News Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Arimaha Bulshada Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso