
Labada fanaan ee Nuur cadde iyo Hodan Abdirahman oo reer Waqooyiga Amerika ah ayaa soo saaray hees cusub oo muuqaalkeeda wadata, runtiina aan dhihi karno waa mid kamid ah heesaha maqalka iyo muuqaalka sanadkan.
Hodan iyo Nuur oo ah laba fanaan oo aad looga jecelyahay dhamaan meelaha ay dagaan inta ku hadasha afka Soomaaliga, ma aha markii ugu horeysay oo ay hees soo wada saaraan, laakiin marka laga hadlo muuqaal ama Video waa markii ugu horeysay oo ay iskula jaan qaadaan habka casriga ah iyo muuqaalada qorxoon ee xilliyadan danbe kasoo burqanaya farsama- yaqaanada reer North America.
Heestan oo magaceedu yahay DHEEF waxaa ereyada sameeyay Abwaan Mataan, waxaa laxameeyay Najar iyo duubista oo ay ku fara yareysteen Dalima Studio, ugu danbeyn soo saarida muuqaaladan quruxda badan waa Somali V I P Studio oo uu hor kacayo Ahmed Ugaaska.
Daawsho wanaagsan heesta Dheef iyo codadkii Nuur Cadde iyo Hodan Abdirahman,
Mohamed Deeyoo
deeyoo_admin@hotmail.com
deeyoomusic@hotmail.com
Oslo / Norway








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa