HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Thiago Silva Oo Si Rasmi Ah U Macsalaameeyay Kooxda Milan Kuna Biiray Paris St German
2012-07-15 01:40:42

Naadiga Ac Milan ayaa xaqijisay caawa inay si rasmi ah u iibisay daafaca reer Braziil Thiago Silva oo ay ku wareejisay PSG.
Kooxda PSG ayaa ku iibsatay Thiago Silva lacag dhan 42 milyan waxana uu marayaa caafimaadka.
Dhaqtarka kooxda PSG ayaa u duulay dalka Braziil si ay u soo hubiyaan oo caafimaadka ay u marsiiyaan daafaca reer Braziil Thiago Silva kaas oo noqonaya mid kamid ah daafacyada ugu qaalisan caalamka.
War  kooban oo  qoraal ah ayay Ac Milan ku qortay Bogga internetka oo ay ku cadaynayso inay iibisay Thiago Silva oo ugu dambeyn kooxda isaga tagay.
“Ac Milan waxay shaaca ka qaadaysa inaan iibisay Thiago Silva oo ka iibinay PSG ayaa lagu yiri qoraalka ay Barta Internetka soo dhigtay Ac Milan.
Thiago Silva ayaa saxiixay hishis shan sanno ah oo uu sanadkii ku qaadan doonno 7.5milyan .

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal