HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Manchester City Oo Si Ba'an U Dooneysa Difaaca Bidix Ee Kooxda Everton Leighton Baines
2012-07-15 01:37:10

Naadiga Man utd ayaa diyaar u ah inay lasoo wareegto ciyaaryahanka daafaca kooxda Everton ee lagu magacabo Leighton Baines.
Leighton Baines ayaa waxa si weyn u doon doonaya tababaraha kooxda Man utd Sir Alex Fergusen oo si weyn u donaya helitanka daafac tayo leh fahamsan horyaalka ingiriiska.
Madaxa fulinta kooxda Manchester utd David Gill ayaa dib ugu soo laabtay dalka Maraykanka oo uu fasax ugu maqnaa wuxuuna diyaar u yahay inuu bilaabo howlihiisa shaqo wuxuuna ku bilaabayaaa Leighton Baines.
Everton ayaa ku tilmaamta ama ku sheegta qiimaha Leighton Baines 15 milyan laakim Wargayska The Times ayaa qoray in Man utd ay 10 milyan ku doonayso xidiga.
Leighton Baines waa 27 jir,waxaana qandaraaska uu kula jiro kooxda Everton ugu harsan saddex sanno.
Tababaraha Man utd Fergusen ayaa doonaya inuu lasoo wareego dafacan Leighton Baines kadib ka tagistii Fabio Da Silva oo QPR ku biiray Evra oo sii liiicaya,wuxuuna Fergusen wali baadi goob ugu jiraa Lucas Moura oo reer Braziil kaas oo ah 19 jir.
Lacagaa xad dhaafka ay kooxda Sao Paulo ee dalka Braziil aayaa lagu sheegay in Man utd ay iibsan wayso Moura waxana naadigisa dalbatay 35 Milyan waxana kula tartamaayo kooxo ay kamid yihiin Inter,Real Madrid,Chelsea iyo Man city.

Naadiga Man utd ayaa diyaar u ah inay lasoo wareegto ciyaaryahanka daafaca kooxda Everton ee lagu magacabo Leighton Baines.

Leighton Baines ayaa waxa si weyn u doon doonaya tababaraha kooxda Man utd Sir Alex Fergusen oo si weyn u donaya helitanka daafac tayo leh fahamsan horyaalka ingiriiska.

Madaxa fulinta kooxda Manchester utd David Gill ayaa dib ugu soo laabtay dalka Maraykanka oo uu fasax ugu maqnaa wuxuuna diyaar u yahay inuu bilaabo howlihiisa shaqo wuxuuna ku bilaabayaaa Leighton Baines.

Everton ayaa ku tilmaamta ama ku sheegta qiimaha Leighton Baines 15 milyan laakim Wargayska The Times ayaa qoray in Man utd ay 10 milyan ku doonayso xidiga.

Leighton Baines waa 27 jir,waxaana qandaraaska uu kula jiro kooxda Everton ugu harsan saddex sanno.

Tababaraha Man utd Fergusen ayaa doonaya inuu lasoo wareego dafacan Leighton Baines kadib ka tagistii Fabio Da Silva oo QPR ku biiray Evra oo sii liiicaya,wuxuuna Fergusen wali baadi goob ugu jiraa Lucas Moura oo reer Braziil kaas oo ah 19 jir.

Lacagtaa xad dhaafka ay kooxda Sao Paulo ee dalka Braziil aayaa lagu sheegay in Man utd ay iibsan wayso Moura waxana naadigisa dalbatay 35 Milyan waxana kula tartamaayo kooxo ay kamid yihiin Inter,Real Madrid,Chelsea iyo Man city.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal