HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Adriano Oo Xaqiijiyay In Uu Ka Tageyn Barcelona Oo Uu Lasii Joogi Doono Muddo
2012-07-15 01:34:26

Wakiilka ciyaaryahanka kooxda Barcelona dafaca kaga ciyaara Adriano ayaa sheegay inuu sii jogayo kooxda uusan meel kaga soconin xiligaan.
Adriano oo 27 jir ah ayaa dhawaanahaan waxaa jiray kooxo doonayay kuwaas oo si hoose u shukaansanayay si ay u helaan adeegisa.
Xidiga boosaska badan Adriano ayaa kusoo bilawday Barcelona ciyaaraheeda xiligii hore 13 kulan,waxana la sheegay inay tahay sababta ku qasbi kartay in Adriano kooxda isaga tago.
Wakiilka xidigaan oo lagu magacaabo Paolo Alfonso ayaa sheegay in xidiga Adriano ee uu wakiilka ka yahay meelna kooxda ugu soconin oo uu lasii joogaayo.
“haatan xidiga wuxuu ku maqan yahay fasax waxana uu dib ugu soo laaban doonna naadiga kadib fasaxa halkas oo uu kasii amba qaadi doonno ciyaarihiisa kooxda.
Adriano ayaa ku biiray barelona sanadkii 2010 waxaana ay kasoo iibsadeen kooxda Sevilla ee isla dalkooda.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia

Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d