HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Maxi Oo Boorsadiisa Ka Qaadanaya Garoonka Anfield Iyo Halka Uu Kusii Jeedo Oo La Sheegay
2012-07-15 01:30:48

Ciyaaryahanka kooxda Liverpool Maxi Rodriguez ayaa ka tagay Liverpool kadib labo sanno iyo bar uu joogay kooxda isago dib ugu laaabtay dalkisa Argentina gaar ahaan kooxda ka dhisan ee Newell Old Boys.
Maxi Rodriguez waa 31 jir wuxuuna kusoo biiray Liverpool bishi January ee 2010 wuxuuna kooxda u saftay 73 ciyaarood isagoo u dhaliyay 17 gool.
“waxaa dib ugu laabanayaa gurigayga,halkaas ayaana u socdaali doonaa waana mid xasuustayda aan marnaba ka go’in ayuu yiri Maxi Rodriguez oo warqad furan u diray dhaman taageerayasha Liverpool.
Wuxuu intaa u daray Maxi Rodriguez “waa ku mahad santihin mudada aad I taageerayseen iyo soo dhaweynta wanaagsan aad ii samayseen.
Maxi Rodriguez ayaa hal sanno kaga harsanaa hishiiska uu kula jiray Liverpool iyadoo aan la cadayn cida ka baxday hishiiskaas.
Bixitaanka Maxi Rodriguez ayaa dib u dhac ku ah tababare Brendan Rodgers kas oo si weyn u daneenayay ciyaaryahanka reer Argentina Maxi Rodriguez.
Xidiga caalamiga wadanka Argentina Maxi Rodriguez ayaa kasoo bilaabay ciyaarihiiisa kooxda Newell Old Boys,wuxuuna Liverpool xilligii tagay uu u ciyaaray 21 kulan 6 gool ayuu u dhaliyay.
Kadib waqtigayga aan ku qaatay halkaan waxaa idin sheegi karaa inay Liverpool tahay koox weyn oo taariikh leh oo leh taageerayal wanaagsan ayuu yiri Maxi Rodriguez.
Maxi Rodriguez ayaa sheegay in wax kasto uu u huray Liverpool iyo sidii uu ku xeran lahaa maaliyaddeyda laakin waa uu ku guulaystay labo sanno iyo bar uu ku sugnaa kooxda Liverpool.
War qoraal ah oo lasoo dhigay bogga Liverpool ayaa lagu sheegay in qof kasto oo Liverpool taageera inuu jecel yahay Maxi Rodriguez isla markaasna ay la dhaceen hananka wanaagsan ee ciyaareed oo kooxda u sameeyay intii uu la joogay.
Maxi Rodriguez ayaa dhaliyay 7 gool saddexdii kulan ee ugu dambeeyay xili ciyaaredkii 2010-2011 waxana kamid ah kooxaha  Birmingham iyo Fulham oo min saddex gool ka dhaliyay.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii