HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Maamulka, Shaqaalaha Iyo Dhamaan Asxaabta Deeyoo.com Oo Tacsi U Diraya Dhamaan Reer Hanuuniye
2012-07-13 23:47:22

 

Dhamaan maamulka, shaqaalaha iyo asxaabta Deeyoo.com qeybihiisa kala duwan, waxa ay iyaga oo tiiraanyeysan tacsi u dirayaan dhamaan reer Hanuuniye gaar ahaan walaaleheen Bashiir, Khadro, Ayaan iyo dhamaan reer Hanuuniye, anagoo uga tacsiyeyneyna geeridii ku timid adeerkood Xaashi Yuusuf oo dhawaantan geeriyooday.


waxaan leenahay ma dhinte waa Ilaah, geeriduna waa xaq oo waa la kala hor marayaa kaliya (Naf walibana waa geeri sugto) ee walaalayaal samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo dhamaanteed, ogaadana in aan idinla qeybsaneyno murugada idin hayso ee ducada haloo badiyo Marxuumka Adeer Xaashi, qabrigiisana allaha u waasiciyo iyo Janatul Fardowsana hoygiisa runta ah ha noqdo yaa Rabbi.



Aamin...   aamiin...   aamiin

Latest News Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Arimaha Bulshada Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34