Tababaraha kooxda Newcastle Alan Pardew ayaa dagaal kala kulmaya kooxda Barcelona oo ku aadan xiisaha ay naadigaas u qabto ciyaaryahan Yohan Cabaye.
Xidiga qadka dhexe ee kooxda Newcastle Yohan Cabaye ayaa kusoo biiray kooxdan muddo gaaban ka hor isagoo haatan ay si weyn u xiiseenayso kooxda Barcelona oo ka dhawaajisay inuu yahay Yohan Cabaye mid ka mid ah bartilmaamedkeeda runta ah.
Yohan Cabaye ayay kooxda newcasrtle 4.3 milyan oo gini ugu soo iibsatay kooxda Lille ee dalka Faransiska wuxuna kamid ahaa xidigihi xulka Farance u ciyaaray koobka Euro 2012.
Barcelona ayaa kusoo baxday xiisaha xidigaan Yohan Cabaye iyadoo Barcelona ay horey mar dalab ugu dirtay ciyaaryaahn M’Villa sanadkii hore laakin hadda ayay hamigeeda u wareejisay ciyaaryahan Yohan Cabaye.
Kooxda Arsenal ayaa sidoo kale doonayso ciyaaryahan Cabaye kaas oo horey ugu soo ciyaray Kooxo ay kamid yihiin Lille iyo Toulouse ee dalka Faransiiska wuxuuna kamid yahay xidigaha laadadka xoogan ee xariifka ku ah dhalinta laadadka xorta ah ama Free kic ee Bilisiyoonada.
Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia.








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa