HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Kooxda Tottenham Oo Waddo Qorshe Hishiis Cusub Oo Mushaarad 6 Milyan Uu Ku Qaadanayo Emmanuel Adebayor Oo Sanad Amaah Ah La Qaatay.
2012-07-12 07:01:44

Naadiga Tottenham ayaa u dhow inay ka saxiixdo hishiis ciyaaryaahnka Emmanuel Adebayor kaas oo uu ku noqonayo xidiga ugu musharada badan kooxda Taariikhda.
Waxaa la rumaysan yahay inuu hishiskaan uu noqonayo hishiis kordhin saddex sanno ah kaas oo uu todobaadkii ku qaadan doonno 115 kun ooo gini oo ay u dheertahay 4 milyan oo lacago abaal marin ah loo siinayo.
Tottenham ayaa suura gal ah inay lasoo wareegto Edin Dzeko oo laga doonayo kooxda Tottenham inkastoo Emmanuel Adebayor ay si weyn u raadinaysay kooxda Ac Milan oo si aad ah u doon doonayso weeraryahan waji cusub ah.
Sidoo kale kooxda Tottenham ayaa u dhow inay lasoo wareegto ciyaaryahan u safta kooxda Nottingham Forest ee dalka Ingiriiska kaas oo lagu magacaabo Jamal LAscelles.
Jamaal Lascelles ayaa ka ciyaara daafaca waxaana lagu qiimeeyaa 5 milyan oo gini.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia.

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd