Xulka kubadda cagta Koofurta Sudan ayaa tan iyo markii xiriirka fifa uu aqoonsaday ay ciyaareen kulankoodii ugu horeeyay waxana ay la kulmeen dalka Ugandha.
Xidigaha xulka Ifaya ee Koofurta Sudan ayaa ciyartoodii ugu horeysay waxay bar baro ah la galeen dalka Ugandha.
Kulanki ugu horeeyay ayay xidigaha dalka Koofur Sudan bar baro ay la galeen dalka ay dariska yihiin ee Uganda waxana ay kuso idlaatay 2-2.
Uganda oo ah dalka ah horyaalka bariga iyo bartamaha afrika ayaa ciyaar aad u xiiso badan kula soo ciyaaray xulka South sudan magaalada xarunta ah ee Jubba. Ciyaartaan oo ahayd mid loo dabaal dagayay sanad guuradii 1-aad ee marka ay noqden dal madax banaan ah.
Dalkaan oo uu tababare u yahay nin u dhashay dalka Serbia kaas oo sameeyay ciyaar difaaceed culus oo ay weeraryahanada dalka Uganda ay dhaafi kaari waayen. Sidoo kale dalka Sudanta koofureed waxay horey u cadaysay inay ka qeyb galayso tartanka Cecafa.
Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia.








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 