HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Seydou Keita Oo Barcelona Ka Tagay Kadib 4 Sano Iyo 14 Koob Uu La Qaaday Mudadan Yar Ee Gaaban
2012-07-09 00:54:21

Xidiga qadka dhexe ee wadanka Mali Seydou Keita ayaa isaga tagay Barcelona kadib markii uu kobab badan la qaaday kooxdsa muddo afar sanno oo uu la joogay.
“Seydou Keita ayaa shaaca ka qaaday caawa (xalay) inuusan sii wadan doonin inuu lasii joogo Barcelona aya lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay Barcelona habeenkii sabtida ee axadda soo galaysay.
Qoraalka Barcelona kasoo baxay aya sidoo kale loogu mahad celiyay Seydou Keita mudda uu u ciyaarayay lana qaaday koobabka isla markaasna ay u rajeeyeen mustaqbal wanaagsan.
Ciyaaryaahnkan Seydou Keita ayaa waxaa lala xiriirinayay koox shiinees ah oo lagu magacaabo Dalian Aerbin.
Seydou Keita ayaa maray wadadii ay horey u mareen xidigaha Didier Drogba, Frederic Kanoute, Yakubu Aiyegbeni kuwaas ka ciyaaraya horyaalka China.
Xidigaan Seydou Keita oo 32 jir ah ayaa kusoo biiray Barcelona sanadki 2008 wuxuna kasoo tagay kooxda Sevilla isagoo ahaa ciyaaryaahnki ugu horeeyay ee Pep Guardiola lasoo saxiixdo markii loo magacaabay Tababare.
Inkastoo hishiiska uu kula jiro Seydou Keita kooxda Barcelona uu dhamaanayay sanadka 2014 ayaa hadane wuxuu noqday mid iska bur buray oo labada dhinac ay ku qanceen.
 
Pep Guardiola ayaa  u adeegsan jiray ciyaryahanka reer Mali Seydou Keita badalka macquulka ah wuxuuna ka caawiyay Barcelona inay qaado 3 horyaal 2 Champions Leagues iyo koobka dalka waayihi uu la joogay.
 
Seydou Keita ayaa horey ugu soo ciyaaray kooxo ay kamid ahayeen Marseille, Lorient iyo Lens ka hor inta uusan u dhaqaaqin dalka Spain halkas oo uu ku biiray kooxda Sevilla.
 
Koobabka uu la qaaday Seydou Keita kooxda Barcelona.
·         3 x Spanish league (2009, 2010, 2011)
·         2 x Uefa Champions League (2009, 2011)
·         2 x Copa del Rey title (2009, 2012)
·         2 x Fifa Club World Cup (2009, 2011)
·         2 x Uefa Super Cup (2009, 2011)
·         3 x Spanish Super Cup (2009, 2010, 2011)

Xidiga qadka dhexe ee wadanka Mali Seydou Keita ayaa isaga tagay Barcelona kadib markii uu kobab badan la qaaday kooxdsa muddo afar sanno oo uu la joogay.

“Seydou Keita ayaa shaaca ka qaaday caawa (xalay) inuusan sii wadan doonin inuu lasii joogo Barcelona aya lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay Barcelona habeenkii sabtida ee axadda soo galaysay.

Qoraalka Barcelona kasoo baxay aya sidoo kale loogu mahad celiyay Seydou Keita mudda uu u ciyaarayay lana qaaday koobabka isla markaasna ay u rajeeyeen mustaqbal wanaagsan.

Ciyaaryaahnkan Seydou Keita ayaa waxaa lala xiriirinayay koox shiinees ah oo lagu magacaabo Dalian Aerbin.

Seydou Keita ayaa maray wadadii ay horey u mareen xidigaha Didier Drogba, Frederic Kanoute, Yakubu Aiyegbeni kuwaas ka ciyaaraya horyaalka China.

Xidigaan Seydou Keita oo 32 jir ah ayaa kusoo biiray Barcelona sanadki 2008 wuxuna kasoo tagay kooxda Sevilla isagoo ahaa ciyaaryaahnki ugu horeeyay ee Pep Guardiola lasoo saxiixdo markii loo magacaabay Tababare.

Inkastoo hishiiska uu kula jiro Seydou Keita kooxda Barcelona uu dhamaanayay sanadka 2014 ayaa hadane wuxuu noqday mid iska bur buray oo labada dhinac ay ku qanceen.
 
Pep Guardiola ayaa  u adeegsan jiray ciyaryahanka reer Mali Seydou Keita badalka macquulka ah wuxuuna ka caawiyay Barcelona inay qaado 3 horyaal 2 Champions Leagues iyo koobka dalka waayihi uu la joogay. Seydou Keita ayaa horey ugu soo ciyaaray kooxo ay kamid ahayeen Marseille, Lorient iyo Lens ka hor inta uusan u dhaqaaqin dalka Spain halkas oo uu ku biiray kooxda Sevilla.   

Koobabka uu la qaaday Seydou Keita kooxda Barcelona.·        

3 x Spanish league (2009, 2010, 2011)·        

2 x Uefa Champions League (2009, 2011)·        

2 x Copa del Rey title (2009, 2012)·        

2 x Fifa Club World Cup (2009, 2011)·        

2 x Uefa Super Cup (2009, 2011)·        

3 x Spanish Super Cup (2009, 2010, 2011)

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia.

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii