HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Kabtankii Hore Ee Xulka England David Beckham Oo La Ganaxay Kadib Madax Wareer Ku Dhacay Oo Uu La Xanaaqay
2012-07-07 17:28:22

Ciyaaryaahnka wadanka Ingiriiska David Beckham ayaa la ganaaxay hal kulan iyo lacago aan la sheegin qiimaheeda kadib markii uu dagaal sameeyay kulankii kooxdiisa LA Galaxy looga badiyay 3-2.
Kabtankii hore ee xulka England David Beckham ayaa sameeyay dagaal intii ay soconaysay ciyaartii todobaadkan ay kooxdiisa la ciyaartay San Jose oo ku badisay waa kooxda San Jose 3-2 oo David Beckham guul darro ay soo gaartay naadigiisa.
David Beckham oo aad u caraysan ayaa darbeeyay ama laaday ciyaaryahan ka tirsan kooxda San Jose oo dhulka yiilay kaas oo uu u arkayay David Beckham inuu xidigaas uu ku talo galay inuu waqtiga ciyaarta lumiyo.
David Beckham,ayaa sameeyay arrin aan laga filanaynin isagoo ahaa xidig degan marka uu ku guda jiro ciyaaraha sidisa kalena ay dabeecaddiisa la sheego inay tahay mid wanaagsan.
Xidigaan David Beckham ayaa loo taagay calaamad Jaalle ama Hurdiga, ah kadib markii ay dhamaatayna ciyaarta uu lasoo murmay kooxda San Jose.
War qoraal ah oo kasoo baxay guddiga Horyaalka MLS ee dalka Maraykanka ayay ku sheegeen in David Beckham ay ganaaxen hal kulan kadib markii uu sameeeyay fal ka baxsan kubadda cagta wuxuna ka maqnaanaya kulanka Axadda ay kooxdisa LA Galaxy ay la ciyaarayso naadiga Chicago Fire.
David Beckham oo 37 jir ah ayaa sameeyay arrin uusan samayn jirin waayihisa uu da’da yaraa waxaana laga saaray oo laga reebay xulka England ee ciyaaraha Olombikada oo uu si weyn u jeclaa David Beckham inuu kamid noqdo xulka dalkiisa.

Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia.

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal