
Jihaan jalaqsan oo kamid ah fanaaniinta ku nool qurbaha gaar ahaan Dalka Uk, isla markaana ah kuwa safka hore kaga jira qiimeynta codka iyo aqoonteeda faneed ayaa soo saartay hees aad u macaan oo micno weyn ka hadleysa.
"Markaad wax dhashaad ogaan" waa magaca heesta oo aad ka dhadhansan karto sheekada ku jirta oo ah dardaaran, talo iyo jaceylka ay hooyo u qabto ubadkeeda gaar ahaan gabdhaha oo runtii la dhihi karo wey ka yara naxariis iyo beer dabacsanyihiin raga, marka ay noqoto dhanka waalidka.
Hadal badan haan ma buuxsho ayey somalidu ku maamaahdaa ee bal dhageyso heesta macnaheedana dhuux.
Markaad wax dhashaad Ogan - Jihaan Jalaqsan








Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh