HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Sorry Somalia 191aad, Spain 1aad Waa Qiimeynta Darajooyonka Fifa Ee Bishan July
2012-07-04 19:49:28

Dalkeena Somalia ayaa galay qiimeynta bishan July kaalinta 191-aad isagoo waxbo aan iska badalin bishii hore oo uu ku jiray isla kaalintas.
Sidoo kale Somalia waxay qiimeynta bishan ee qaaradda Afrika ka gashay kaalinta 50-aad waxaana ay ku jirtaa afarta dal ee ugu qiimo hooseya waxana kasii dambeeya dalalka Mauritius,Jabuuti iyo Mauritania.
Dhanka qaaradda Afrika ee Qiimeynta xulalka ugu wanaagsan caalamka waxaa ugu sareeya Ivory Coast oo soo galay 20-ka dal ee ugu sareeya waxana uu ku jirta kaalinta 16-aad.
Kadib markii xulka England uu kaalin wanaagsan ka galay tartanka koobka qaramada yurub ayaa wuxuu soo galay kaalinta 4-aad heerka kala horeeynta xulalka adduunka.
Xulka ah horyaalka adduunka ee spain ayaa walli ku jira kaalintiisa 1-aad kadib markii ay finalaha 4-0 kaga badiyeen Talyaaniga.
Dalka marti galinaya koobka adduunka 2014 ee Braziil ayaa markii ugu horeysay hoos ugu dhacday 10-ka kaalin ee ugu hooseeya iyadoo lumisay oo hoos u dhacday shan darajo.
Dalka Wales ayaa ku jira kaalinta 38-aad halka Scotland uu galay 49-aad waxana ay hoos u dhacday 8 darajo halka Waqooyga Ireland uu galay kaalinta 102-aad.
Jamhuuriyadda Ireland ayaa laga badiyay dhamaan saddexdii ciyaarood ee koobka Euro 2012 ayaa hoos u dhac ilaa 8 darajo sameeyay wuxuuna galay kaalinta 26-aad isagoo qiimeyntii hore ku jiray kaalinta 18-aad.
Labada dal ee looga badiyay Seme Finalka koobka Euro2012 Germany iyo Portugal ayaa sameeyay kor u kac,Germany aya galay kaalinta 2-aad halka Portugal uu galay kaalinta 5-aad.
20-ka dal ee ugu sareysa qiimeynta Fifa.
 
1. Spain
2. Germany
3. Uruguay
 4. England
5. Portugal
6. Italy
7. Argentina
 8. Netherlands
 9. Croatia
 10. Denmark
11. Brazil
12. Greece
 13. Russia
 14. France
15. Chile
 16. Ivory Coast
17. Sweden
18. Czech Republic
 19. Mexico
20. Japan.

Axmed Mooge

Mogadisho / Somalia

Latest News Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Arimaha Bulshada Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland