HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Saddex Xidig Oo Ka Mid Ahayd Xulka Spain Ee Qaaday Koobka Euro 2012 Oo Lagu Daray Xulka Spain Ee Ciyaaraha Olympikada.
2012-07-04 19:34:30

Ciyaaryahanadii ka qeyb galay koobka qaramada yurub 2012 ayaa saddex kamid ah waxaa lagu daray inay Spain u matalaan Ciyaaraha Olombikada adduunka oo dhamadka bishan ka bilaabanaya magaalada London ee dalk Ingiriiska.
Xidigaha kala ah Juan Mata, Jordi Alba iyo  Javi Martinez aya nasiib u hellay inay ciyaaraan koobka Olombikada adduunka oo sanadkaan Ingiriiska marti galinaayo.
Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Chelsea Juan Mata iyo ,daafaca Barcelona Alba ayaa goolal dhaliyay finalkii 4-0 ugu badiyeen Talyaaniga.
Sidoo kale waxaa xulka Spain ee ciyaaraha Olombikada adduunka ku jira Oriol Romeu oo Chelsea ka tirsan iyo gool hayaha Man Utd David De Gea,kuwaas oo nasiib u hellay xulka Macalin Luis Milla.
Ciyaaryahanada Barcelona Martin Montoya,Cristian Tello iyo Thiago ALcantara ayaa ku jira xulka Spain.
Mata waa 24 jir,xidiga qadka dhexe ee kooxda ATletico Madrid Martinez isagane waa 23 jir waxana labadooda loo soo xushay da’yaraanta waxaana ku wehliyay weeraryahanka Adriano Lopez.
Kooxda ah horyaalka adduunka ahna horyaalka yurub ee Spain ayaa waxay guul weyn ka gaartay ciyaartii Kiev ka dhacday oo ay 4-0 ugu badisay Talyaaniga kadibna noqotay dalkii ugu horeeyay ee difaacda koobka Qaramada Yurub.
Tababaraha xulka Spain Milla aya magacaabay xul xoogan oo ay ku jiraan ciyaaryahano lasoo qaaday koobka Euro 2012 xulka waaweyn ee rasmiga ah waxana uu kasoo qaatay ilaa saddex xidig kuwaas oo kala ah Juan Mata, Jordi Alba iyo  Javi Martinez.
“waxa aaminsanahay inan magacaabay xul wanaagsan oo isku da’ah kuwaas oo qaarkood u qalmay inay kamid noqdaan xulka sare ee Spain ayuu yiri  Tababare Milla.
Wuxuu intaa ku daray in xulka Olombikada adduunka u matalaya dalka Spain ay la qaab ciyaareed yihiin xulka Spain ee soo qaaday koobka Euro 2012 laakin waxay la ciyaarayan  dalal ka duwan kuwii koobka Euro ciyaarayay.
Xulka Spain ee ciyaaraha Olombikada adduunka ayaa lagu wadaa in la xareeyo Maalinka Jimcaha ah,waxana ay ciyaaro saaxibtinimo la kala ciyaari doonana Senegal 13 july  halka Mexico ay iyana ay wajihi doonaan 18-ka bishan July.
Spain waxay guruub kula jirtaa Japan,Hunduras iyo Morocco oo ay kuwada jiraan Qeybta D ama Guruubka D.
Dhinaca kale dalka Switzerland ayaa u magacaabay xidigo waaweyn xulkiisa ciyaaraha Olombikada adduunka ka qeyb galaya waxaana kamid ah Diego Benaglio, Valon Behrami iyo Timm Klose kuwaas oo kamid ah 18-ka ciyaartooy ee Switzerland u matali doonto koobka Olombikada.
 
Waxaana Switzerland ay ku jirtaa Gurubka B oo ay isugula jiraan Mexico,Koofur Korea iyo gabon.
Dalka Spain waxaa uu noqonayaa Jadwalka ciyaarihisa ee koobka Olombikada adduunka sidan.
 
26 July v Japan
29 July v Honduras
1 August v Morocco
 
Magacyada Xidigaha iyo Naadiyada ay u ciyaaraan xulka Spain ee Olombikada adduunka.
David De Gea (Manchester United), Diego Marino (Villarreal), Joel Robles (Atletico Madrid); Jordi Alba (Valencia/Barcelona), Cesar Azpilicueta (Marseille), Alberto Botia (Sporting Gijon), Alvaro Dominguez (Borussia Monchengladbach), Inigo Martinez (Real Sociedad), Javi Martinez and Mikel San Jose (both Athletic Bilbao), Martin Montoya (Barcelona); Thiago Alcantara and Cristian Tello (both Barcelona), Ander Herrera (Athletic Bilbao), Isco (Malaga), Koke (Atletico Madrid), Juan Mata and Oriol Romeu (both Chelsea); Adrian Lopez (Atletico Madrid), Iker Muniain (Athletic Bilbao), Rodrigo (Benfica), Alvaro Vazquez (Espanyol).

Ciyaaryahanadii ka qeyb galay koobka qaramada yurub 2012 ayaa saddex kamid ah waxaa lagu daray inay Spain u matalaan Ciyaaraha Olombikada adduunka oo dhamadka bishan ka bilaabanaya magaalada London ee dalk Ingiriiska.

Xidigaha kala ah Juan Mata, Jordi Alba iyo  Javi Martinez aya nasiib u hellay inay ciyaaraan koobka Olombikada adduunka oo sanadkaan Ingiriiska marti galinaayo.

Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Chelsea Juan Mata iyo ,daafaca Barcelona Alba ayaa goolal dhaliyay finalkii 4-0 ugu badiyeen Talyaaniga.
Sidoo kale waxaa xulka Spain ee ciyaaraha Olombikada adduunka ku jira Oriol Romeu oo Chelsea ka tirsan iyo gool hayaha Man Utd David De Gea,kuwaas oo nasiib u hellay xulka Macalin Luis Milla.

Ciyaaryahanada Barcelona Martin Montoya,Cristian Tello iyo Thiago ALcantara ayaa ku jira xulka Spain.

Mata waa 24 jir,xidiga qadka dhexe ee kooxda ATletico Madrid Martinez isagane waa 23 jir waxana labadooda loo soo xushay da’yaraanta waxaana ku wehliyay weeraryahanka Adriano Lopez.

Kooxda ah horyaalka adduunka ahna horyaalka yurub ee Spain ayaa waxay guul weyn ka gaartay ciyaartii Kiev ka dhacday oo ay 4-0 ugu badisay Talyaaniga kadibna noqotay dalkii ugu horeeyay ee difaacda koobka Qaramada Yurub.

Tababaraha xulka Spain Milla aya magacaabay xul xoogan oo ay ku jiraan ciyaaryahano lasoo qaaday koobka Euro 2012 xulka waaweyn ee rasmiga ah waxana uu kasoo qaatay ilaa saddex xidig kuwaas oo kala ah Juan Mata, Jordi Alba iyo  Javi Martinez.

“waxa aaminsanahay inan magacaabay xul wanaagsan oo isku da’ah kuwaas oo qaarkood u qalmay inay kamid noqdaan xulka sare ee Spain ayuu yiri  Tababare Milla.Wuxuu intaa ku daray in xulka Olombikada adduunka u matalaya dalka Spain ay la qaab ciyaareed yihiin xulka Spain ee soo qaaday koobka Euro 2012 laakin waxay la ciyaarayan  dalal ka duwan kuwii koobka Euro ciyaarayay.

Xulka Spain ee ciyaaraha Olombikada adduunka ayaa lagu wadaa in la xareeyo Maalinka Jimcaha ah,waxana ay ciyaaro saaxibtinimo la kala ciyaari doonana Senegal 13 july  halka Mexico ay iyana ay wajihi doonaan 18-ka bishan July.

Spain waxay guruub kula jirtaa Japan,Hunduras iyo Morocco oo ay kuwada jiraan Qeybta D ama Guruubka D.

Dhinaca kale dalka Switzerland ayaa u magacaabay xidigo waaweyn xulkiisa ciyaaraha Olombikada adduunka ka qeyb galaya waxaana kamid ah Diego Benaglio, Valon Behrami iyo Timm Klose kuwaas oo kamid ah 18-ka ciyaartooy ee Switzerland u matali doonto koobka Olombikada. Waxaana Switzerland ay ku jirtaa Gurubka B oo ay isugula jiraan Mexico,Koofur Korea iyo gabon.

Dalka Spain waxaa uu noqonayaa Jadwalka ciyaarihisa ee koobka Olombikada adduunka sidan.

 26 July v Japan29 July v Honduras1 August v Morocco.

Magacyada Xidigaha iyo Naadiyada ay u ciyaaraan xulka Spain ee Olombikada adduunka.David De Gea (Manchester United), Diego Marino (Villarreal), Joel Robles (Atletico Madrid); Jordi Alba (Valencia/Barcelona), Cesar Azpilicueta (Marseille), Alberto Botia (Sporting Gijon), Alvaro Dominguez (Borussia Monchengladbach), Inigo Martinez (Real Sociedad), Javi Martinez and Mikel San Jose (both Athletic Bilbao), Martin Montoya (Barcelona); Thiago Alcantara and Cristian Tello (both Barcelona), Ander Herrera (Athletic Bilbao), Isco (Malaga), Koke (Atletico Madrid), Juan Mata and Oriol Romeu (both Chelsea); Adrian Lopez (Atletico Madrid), Iker Muniain (Athletic Bilbao), Rodrigo (Benfica), Alvaro Vazquez (Espanyol).

Axmed Mooge

Mogadisho / Somalia

Latest News Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Arimaha Bulshada Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e